Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo sheegay inay rajaynayaan 122 dhalinyaro soomaaliyeed oo ku xiran Mombassa in dib loogu celiyo wadankoodii

admin by admin
October 19, 2017
in Arrimaha Bulshada
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter
blank
Photo | Safirka Somaliya ee Kenya/Sawir/kaydka/Ergo

Safiirka Soomaaliya u fadhiya Kenya Absidroor Maxamed Cali Nuur Americo ayaa sheegay in quud daraynayaan sidii ay dib ugu celin lahaayeen 122 dhalinyaro Soomaaliyeed ah oo falal burcad badeednimo ku eedaysan kuna xiran magaladda Mombasa.

Safiirka oo u waramayey Ergo ayaa sheegay in Eidii la soo dhaafay ee xajka uu booqday maxaabiistaas oo badankooda la xukumay, laguna xukumay inta u dhaxaysa 5 sano ilaa 20 sanno, maxaabiistaan ayaa markii la xukumayey dawladda Kenya u qabatay qareen difaaca, inkastoo ay racfaan ka qaateen xukunkii lagu riday.

Maxaabiistaan ayuu sheegay inay qaar ka mid ah qabaan dhaawacyo gaaray markii la soo qabanayey, mid ka mid ah lugta ayaa ka go’an, kuwo kalena xabado ayaa jidhkooda ku jira, halka kuwo kalena qabaan xanuunadda sonkorta iyo dhiig karka, arrimahaan oo dhanna yihiin kuwa ku riixaya safaradda inay dawladda Kenya la galaan heshiis dadkaan lagu celinayo wadankoodii.

Safiirka oo ka waramayey arrimaha is afgarad ee saddex geesoodka ahaa, kana hadlayey dibu celinta qaxootiga, una dhexeeyey UNHCR, Soomaaliya iyo Kenya ee la sexiixay sanadkii hore bishaan oo kale hadda meel fiican marayso, isagoona intaas ku daray inuu rajadda ah heshiiskaan inuu hadda meel fican marayo, iyadoona dawladdu hadda dhul badan gacanta ku dhigayso, goobahaasna la doonayo in ay ka mid noqdaan meelaha lagu celinayo dadka, ayna dawladda Soomaaliyeed hay’addaha gargaarku ka wada shaqaynayaan sidii loo horumarin lahaa goobahaas.

Safiirka ayaa intaas kud aray inay jiraan kumaan qof oo iskood ugu noqday wadankii ayna u fududeeyeen warqadihii ay ku safri lahaayeen, ayna jiraan dadkale oo iyana isu diwaan geliyey in laga caawiyo siday dib ugu noqon lahaayeen.

MH

Previous Post

Dhegeyso Qiimaha xoolaha ee qaar ka mid ah suuqyada Soomaaliya

Next Post

Xoolo dhaqato dib ugu laabanaya qaybo kamid ah gobolka Bakool

Related Posts

blank
Arrimaha Bulshada

Dhallinyaro dib ula midoobay qoysaskooda markii laga bixiyay daymo ay u xirnaayeen

January 6, 2026
Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab
Arrimaha Bulshada

Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab

June 12, 2025
Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay
Arrimaha Bulshada

Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay

May 15, 2025
Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo
Arrimaha Bulshada

Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo

April 2, 2025
Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar
Arrimaha Bulshada

Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar

April 1, 2025
Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo
Arrimaha Bulshada

Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo

March 20, 2025
Next Post
GAALKACYO: HOOSE U DHAC KU YIMID QIIMAHA XOOLAHA

Xoolo dhaqato dib ugu laabanaya qaybo kamid ah gobolka Bakool

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 16-APR-2026

IDAACADDA 16-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 16-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-APR-2026
April 12, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo