Maanta waxaan ku soo qaadanay seyladaha xoolaha ee magaalooyinka Muqdisho iyo Buhoodle. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Yamani.
Read moreDhallinyaro baratay cilmiga deegaanka ayaa olole dhireyn ah ku abuuray boqolaal geed magaalooyinka iyo dooxooyinka. Goobaha ay ku beereen ayaa waxaa ka mid ah kuwa daweynaha. Warbxin arrintaas ku saabsan...
Read moreMaanta waxaan ku soo qaadanay seyladaha xoolaha ee magaalooyinka Laascaanood iyo Jowhar. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Yamani.
Read moreLabo carruur ah ayaa horraantii toddobaadkan cudurka shuban-biyoodka ugu geeriyootay tuulada Garsaal oo 35 km koonfur ka xigta degmada Ceelwaaq. Waxaa hadda isbitaalka Ceelwaaq cudurka u jiifa 27 qof oo...
Read moreCabdiraxmaan Jaamac Faarax ayaa markii ugu horreysay labadii bishan wuxuu qoondo u helay $100 kaddib markii ay goosteen khudaar ka baxday beertooda oo saddex bilood jirta. Beertan oo ku taalla...
Read moreMaanta waxaan ku soo qaadanay seyladaha xoolaha ee magaalooyinka Laascaanood iyo Jowhar. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Yamani.
Read moreRoob-yarida oo keliya sabab uma aha abaaraha daba dheeraaday ee ku soo noqnoqday Soomaaliya, sida ay sheegtay daraasad uu 29-kii Nofeembar soo saaray madaxa xarunta daraasaadka ee jaamacadda PSU, Saciid...
Read more


© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo