Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Wararkii u Danbeeyay

Bakool: Cudur ku dhacaya geela iyo ariga oo la baarayo

Radio Ergo by Radio Ergo
July 1, 2021
in Wararkii u Danbeeyay
0
blank

Vet doctor examines livestock before treating them/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

(ERGO) – Xoolo dhaqatada ku nool deegaannada Rabdhuurre iyo Ceelbarde ee gobolka Bakool ayaa ka cabanaya cudur ku dhacaya geela iyo oo ariga tan iyo bishi May ee sanadkan, kaasi oo wali aan la aqoonsan.

Nasro Cabdi Maxamed oo ari ku dhaqata deegaanka Aato ayaa sheegtay in 24 neef oo ari ah, uga dhinteen muddo sedex toddbaad ah. Waxay xustay inay ku aragtay calaamado ay ka mid yihiin qandho aad u kulul, neefka oo aan socon karin iyo neefka oo dhimaya afar iyo labaatan saac gudahood.

“Xoolo dhaqtada waxay ku noolyihiin caanaha, hilibka iyo iibka xoolaha, laakiin hadda qof kasta wuxuu ka cabsanayaa cudurka, qofna ma iibsanayo lamana gadi karo caanahooda,” ayay tiri Nasro.

Waxay intaa ku dartay in ay ka joojisay carruurteeda caanaha ariga iyo hilibkaba, taas badalkeedana ay siiso kalluunka gasacadeysan iyo caana booraha si cudurkan garan-waaga ah uga badbaadiso qoyskeeda.

Qoyska Nasro ayaa abaaraha soo noqonday tan iyo sanadki 2017-2020, ku waayay lidan neef oo geel ahaa. Waxay aad uga welwelsantahay haddiii aan cudurakn waxba laga qaban inay ku waydo ariga.

Cali Diiriye Cali oo geel iyo ari ku dhaqda deegaanka Ceel-magad ayaa sheegay in lix neef oo geel ah, ay uga dhinteen cudurkan tan iyo dhammaatki bishi May. Hadda waxaa u haray oo 4 neef oo geel ah, balse wuxuu aad uga welwelsan yahay 150 neef oo ari oo uu haysto halka ay ku dambayn donaan haddii uu cudurku sii jiro.

“Waxaan noo irmaanaa geela oo ariga caano ma la ahayn abaarta dheeraatay awgeed, qaar ka mid ah dadka waxay waayeen dhammaan xoolihi ay lahaayeen cudurkan dartsiis, nolasha way adagtahay,” ayuu yiri Cali.

Wuxuu intaa raaciyay in iibka xoolaha uu istaagay cudurkan awgiis, oo sedexdi toddobaad ee la soo dhaafay uusan iib gayn hal neef xataa.

Axmed yuusuf Carab oo ah dhaqtar xoolaha ah, joogana degmada Yeed, ayaa sheegay in cudurkan aan wali la garan noociisa, ayadoo xoolo dhaqatada ay isticmaalayaan daawooyin antibaayootig ah, kuwaasoo ay isleeyihiin xanuunka ayay wax ka tarayaan.

Wuxuu sheegay in deegaanno uu booqday uu ku soo arkay calaamadaha cudurka neefka oo saxarada ay dhiig tahay, matag iyo kuwa kale.

Wasaaradda xannaanada xoolaha ee Koonfur Galbeed oo samaysay sahan ku saabsan cudurkan bishan Juune, ayaa sheegtay in aan la aqoonsan sidaa darteedna aan wax daawo ah la siin karin xoolaha. Wasaaradda ayaa sheegtay inay ku samayn doonto baaritaan lagu gaanayo nooca cudurkan.

Sulub Cali Loxos, ayaa radio Ergo u sheegay inay diiwaan galiyeen dhimashada 233 neef oo geel ah.

 

 

Previous Post

Mudug: Xoolo-dhaqatada ka cabanaya xaaluf iyo xirmaysi lagu hayo dhul-daaqsimeedka ay deggen yihiin

Next Post

Xudur: Qaar ka tirsan qoysaska barakacay oo helay musqulo iyo biyo bilaash ah

Related Posts

Dhallinyaro Hargaysa ka hirgaliyay waxbarasho dadka loogu geeyo guryahooda
Wararkii u Danbeeyay

Dhallinyaro Hargaysa ka hirgaliyay waxbarasho dadka loogu geeyo guryahooda

August 14, 2026
blank
Wararkii u Danbeeyay

Carruur nafaqo celin loogu sameeyay Muqdisho markii ay taageereen ganacsato Somali ah

August 13, 2026
Qoysas danyar ah oo soo kabasho ganacsi ka helay waddo cusub oo laga dhisay Badhan
Wararkii u Danbeeyay

Qoysas danyar ah oo soo kabasho ganacsi ka helay waddo cusub oo laga dhisay Badhan

August 12, 2026
Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo

August 10, 2026
Somalia news, Latest news, Drought, Somali news, Mogadishu live news
Beeraha Iyo Xoolaha

Xoolo-dhaqato ku wajahaya Somaliland cunno xumo, go’doon iyo roob la’aan

August 7, 2026
Mandheera: Qoysas ka soo kaban waayay fatahaad baabi’isay beerahooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni

August 6, 2026
Next Post
Qoysas barakac ah oo ka faa’iidaysanaya biyo-gelin laga sameeyay xeryo ku yaalla Baardheere

Xudur: Qaar ka tirsan qoysaska barakacay oo helay musqulo iyo biyo bilaash ah

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 15-AUG-2026

IDAACADDA 15-AUG-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 15-AUG-2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-AUG-2026
August 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-AUG-2026
August 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13 AUG-2026
August 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-AUG-2026
August 12, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-AUG-2026
August 11, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo