Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

Qoysas dib ugu soo laabanaya guryahooda oo ku yaalla Beledweyne

Radio Ergo by Radio Ergo
December 2, 2019
in Arrimaha Bulshada, Wararkii u Danbeeyay
0
Qoysas dib ugu soo laabanaya guryahooda oo ku yaalla Beledweyne

Guri uu garbigiisa dumisayay daad/Cabdi Axmed Xuseen/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

(ERGO) – Kaddib muddo bil ah oo ay ka maqnayd gurigeeda, Amaal Maxamed oo ah hooyo dhashay 8 carruur ah, waxay gurigeeda oo ku yaalla Laanta-Kutiinbo ee magaalada Beledweyne ku soo noqotay 25kii Nofembar. Waxay Raadiyow Ergo u sheegaty in kuleeylka ka jira deegaanka Ceel-Jaale ee ay u barakacday uu ku qasbay in ay dib ugu soo laabato gurigeeda.

“Dhaxantaasi iyo qabawgaas waa is kaga soo xarooday, maaddaama aanan wax banaanka ku haysan. Ciyaalkii ayaa iga rafaaday marka sidaas ayaa guriga igu soo cilisay. Duurka ayaa musqol loo aadaa, biyahane jirgaan ayaan qaadanaa ciilka Qoofyow ayaa naloogu doona” ayay tiri Amaal oo intaa ku dartay in ilaa hadda aysan helin wax taakulayn ah.

Waxaa sidoo kale ka mid ah dadka dib ugu soo laabtay guryahooda oo ay weli biyo dhexjiifaan Siyaad Cali Gaarane oo ah aabbo leh 8 carruur. Siyaad oo ahaa muruq-maal ayaa sheegay in ay magaaladu weli kala xiran tahay oo aanan jirin meel loo shaqo tago, isagoo walaac ka muujiyay xaallada ay qoyskiisu ku nool yihiin.

“Biyahii guriga markii ay ka baxeen, guriga oo dhiiqo leh ayaan iska soo dagay, dhiiqadan sidan u soo galay wax gargaar ah oo nasoo gaaray ma laha, dadka waa soo dageen, waxaa nagu haysato dhibbaato dhinaca musqosha ah, meel lagu banan baxaa ma jirto, biyo la’aan ayaa sidoo kale jirto, gurigii qayb ka mid ah biyaha ayaa dumiyay,” ayuu yiri Siyaad oo intaas ku daray in uusan awood u lahayn dayactirka gurigiisa. Xaafadaha lagu soo laabtay ayaa waxaa ka mid ah Buunda-weyn Xaawo-taako iyo Kooshin.

Caa’isha Cabdullaahi Muumin, oo aragga naafo ka ah waxaa ay ku nooshahay xiro barakac ku taalla xaafada Kooshin. Toddobo cisho ka hor ayay gurigeeda ku soo laabatay. Saygeeda oo ah garab-rarato ayaa qoyska uga soo shaqeeya magaalada, ayaduna caruurta ayay haysta maalinti balse waxaa Caa’isha ay dhibbaato ka haysataa dhanka cunno karinta maaddaama ay arragga la’dahay.

‘’Abbaha wuu baxaa maalintii, haddii uu wax soo waayo, waan iska seexanaa, dhibaato weyn ayaa ihaysato dabka xitaa aniga ma shidan kari, aniga xitaa ma soo shaqeeynsan kari, xitaa aabaha ayaa habeen iyo malin dabka inoo galo dhiiqadaas ayaan iska dhex jooga,” ayay tiri Caa’isha

91 muqlood ayay dhiseen maamulka Gobolka Hiiraan oo kaashanayo hay’adaha Cesvo iyo Qatar Foundation sida uu sheegaayo Shiikh xuseen cismaan Cali Guddoomiye ku xigeenka arimaha Bulshada ee Gobolka Hiiraan

Previous Post

IDAACADDA MAANTA KHAMIIS 5-DEC-2019

Next Post

IDAACADDA MAANTA ISNIIN 2-DEC-2019

Related Posts

Kulaylka cimilada iyo biyo yari isbiirsaday oo nolol adag galiyay reer-guuraaga Galgaduud
Beeraha Iyo Xoolaha

Kulaylka cimilada iyo biyo yari isbiirsaday oo nolol adag galiyay reer-guuraaga Galgaduud

August 21, 2026
blank
Wararkii u Danbeeyay

Qoysas laga raray xero barakac oo duleedka Garowe ku wajahaya dhibaato nolol xumo

August 21, 2026
Ganacsiga malabka oo bog cusub oo nololeed u furay danyar ku nool Shabeellaha hoose
Wararkii u Danbeeyay

Ganacsiga malabka oo bog cusub oo nololeed u furay danyar ku nool Shabeellaha hoose

August 20, 2026
blank
Wararkii u Danbeeyay

Dhallinyaro Hargaysa ka hirgaliyay waxbarasho dadka loogu geeyo guryahooda

August 17, 2026
blank
Beeraha Iyo Xoolaha

Reer-guuraa Galgaduud oo ka cabanaya cudur ka dilaya xoolaha oo il-dhaqaale u ah

August 14, 2026
Qoysas danyar ah oo soo kabasho ganacsi ka helay waddo cusub oo laga dhisay Badhan
Wararkii u Danbeeyay

Qoysas danyar ah oo soo kabasho ganacsi ka helay waddo cusub oo laga dhisay Badhan

August 12, 2026
Next Post

IDAACADDA MAANTA ISNIIN 2-DEC-2019

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 22-AUG-2026

IDAACADDA 22-AUG-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 22-AUG-2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-AUG-2026
August 22, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-AUG-2026
August 21, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-AUG-2026
August 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-AUG-2026
August 19, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 18-AUG-2026
August 18, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo