Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Wararkii u Danbeeyay

Wiil naafo ah oo jaamacad dhameeyay kuna hamminaayo in uu u adeego bulshada

Radio Ergo by Radio Ergo
September 3, 2019
in Wararkii u Danbeeyay, Waxbarashada
0
Wiil naafo ah oo jaamacad dhameeyay kuna hamminaayo in uu u adeego bulshada

Mowlid Cali Dugow /Fardowsa Sheekh Cabdiraxmaan/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

(ERGO) – Mowlid Cali Dugow, waa 25 jir naafo ah todobaadkii tagay ayuu ka aflaxay jaamacadda Jaamacadda Caalamiga ah ee Soomaaliya (SIU) waxa uu doonayaa in uu beddelo dunida waxna ku soo kordhiyo.

Da’yarkan aragtida wanaagsan waxa uu ka soo jeedaa Degmada Xamaas ee gobolka Hiiraan.

Awoodiisa waxa uu u weeciyay dhanka tacliinta tan iyo markii uu waayay lugahiisa.

Kaddib markii uu ku dhacay xanuun aan la aqoonsan waxaa loo soo qaaday Muqdisho si loogu daweeyo balse dhakhaatiirtii loo keenay waxay u sheegeen inaysan waxba ka qaban karin xaaladiisa.

“Markii hore waxaan isticmaalaayay labada birood ee gacmaha la gashto ee lagu socdo oo dadka lugaha ka go’anna ay qaataan, xogaa kolkii hore gacmaha ayaa xoog ii lahaa balse gacmaha ayaa soo tabar yareeyay, markaas waxaan awoodi waayay in aan birahayga ku socda. Kadib waxaan bilaabay in aan ku socdo gaari yar oo kuwa naafada loogu talo galay ah ilaa aan dugisa sare ka dhameenaayey,” Mowliid ayuu yiri.

Muqdisho ayuu ka dhameeyay dugsiga hoose, dhexe iyo sare isaga oo galay kaalmaha hore imtixaanka dugsiga sare.

blank
Mowlid oo ay gurigiisa ku waraysanayso weriyaha Radio Ergo, Fardowsa Sheekh Cabdirahmaan/Ergo

Mowliid waxa ka soo jeedaa qoys dan yar ah waxa uu dirsaday codsi deeq wax-barasho waxaana aqbashay jaamacadda SIU.

“Waxaan ku doortay in ay tahay maado ahlu xal ah taas badi dadka dunida wax ka badalayna ay iyadu barteen oo u baahntahay fakir iyo caqli. Runtii waa sax marka Soomaaliya joogto waxa ay u baahantahay indho-faro-ka-galis iyo lacag laakiin dunida kale markaa fiiriso sidaa maaha waa ay ka duwantahay sida soomaaliya. Ani ahaanteyda ma aaminsani inaan ahay nin ku gali doono xoog iyo lacag ee waxaa aminsanahay inaan ku gali doono inaan ahay nin dalkiisa iyo dadkiisa jecel inuu wax u qabto,” ayuu yiri Mowlid oo ku hamminaayo in tacliinta uu bartay uu dalkiisa wax ugu qabto.

Mowliid waxa uu shaqaalaha wax ka dhiga jaamacadda iyo Sideetan iyo lix ardaya oo ay isku fasal ahaayeen ayuu ku ammaanay caawinta uu ka helay taas oo keentay in uu ka gudbo caqabadihii soo wajahay.

“Si weyn ayaa la ii caawinayey intaa ku gudo jiray afarta sano ee waxbarashada waxaana ku dhiganayey qol leh wado uu mari karo gaarigayga naafada. Ardayda kale ee asxaabteyda ah ayaa iga caawiyay waxkasta oo aan ubaahanahay,” ayuu yiri Mowliid.

Mowliid Cali isagoo isticmaalaya mootada dadka laxaadka la’ ayuu kaga imaanyey gurigiisa illaa iyo iskuulka.

Waxaa uu xasuustaa maalin maalmaha ka mid ah oo uu la kulmay shil markaa oo uu ku dhacay gaari qaad siday oo ku socday xaawarana.

 

 

Previous Post

Xaalad biyo yari oo ka taagan deegaanka Seemare

Next Post

IDAACADDA MAANTA ARBACA 4 – SEPT – 2019

Related Posts

Barakicin qasab ah oo nolol xumo galisay qoysas laga saaray xeryaha Baydhabo
Wararkii u Danbeeyay

Barakicin qasab ah oo nolol xumo galisay qoysas laga saaray xeryaha Baydhabo

September 10, 2026
blank
Beeraha Iyo Xoolaha

Dalag biyo la’aan awgeed u qalalay oo hubanti la’aan cunno biday beeraleyda Afgooye

September 7, 2026
Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Qiimo kororka shidaalka iyo canshuur dheeri ah oo nolol xumo galiyay danyarta Hargeysa
Cunto-Yaraanta

Qiimo kororka shidaalka iyo canshuur dheeri ah oo nolol xumo galiyay danyarta Hargeysa

September 1, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 29, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Next Post

IDAACADDA MAANTA ARBACA 4 - SEPT - 2019

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 10-SEP-2026

IDAACADDA 10-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 10-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-SEP-2026
September 10, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-SEP-202
September 9, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-SEP-202
September 8, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-SEP-2026
September 7, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-SEP-2026
September 6, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo