Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Masiibooyinka

Roob ay dad ku dhinteen oo ka da’ay magaalada Hargeysa

Radio Ergo by Radio Ergo
August 28, 2019
in Masiibooyinka, Wararkii u Danbeeyay
0
Roob ay dad ku dhinteen oo ka da’ay magaalada Hargeysa

Dad nadiifinaayo goob uu roob Hargeysa ka da'ay burburiyay/Ilyaas Cabdi/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

(ERGO) – Ugu yaraan seddex qof ayaa ku dhintay, siddeed iyo toba kalena way ku dhaawacmeen kadib markii roob dabayslo wato ka da’ay magaalada Hargeisa iyo daafaheeda.

Guddoomiyaha gobolka Maroodijeex ee Somaliland, Axmed Jaamac ayaa Raadiyow Ergo u sheegay in roobka oo bilowday galabnimadii shalay uu sababay dhimasho iyo burbur hantiyeed oo ka dhacay qaybo ka mid magaalada.

Ilaa 67 guri oo uu ka mid yahay isbitaal lagu daweeyo dadka dhimirka ka xanuunsan ayaa la sheegay in ay ku burbureen roobabkaas.

Sida uu sheegay guddoomiyaha, seddexda qof ayaa dhintay kadib markii baalle koronto uu ku kordhacay darbi taa oo sababtay in uu darbiga ku kordhumo dadkaas.

Dhacdadaan oo sidoo kale ay ku dhaawacmeen labo qof ayaa ka dhacday meel u dhaw iskuulka Jiifka ee Amana.

“Roobab biyo badan ma aysan ahayn, waxay ahaayeen roobab dabaylo wata, dabaylo aad roobab biyo badan ma aynan ahayn, waxay ahaayeen roobab dabaylo wata, dabaylo aad u xooggan ayay wateen oo birihi layrka dhulka dhigay, oo guryaha jiingadda ka qaaday, oo guryo badan dumiyay, hadda dhimashada ilaa seddex qof ayaa xalay isbitaalka Hargaysa maydkooda la keenay, ilaa 18 qof oo kalena waa la soo gaarsiiyay,” ayuu yiri Axmed.

Sarkaalkan ayaa sheegay in the dowladda ay weli wado xog uruurinta ku saabsan qasaaraha uu gaystay roobka.

“Ilaa hadda kormeer yaan ku jirnaa, xalay oo dhan kormeer ayaynu ku jirnay, haddana waxaynu maraynaa dhulkii uu qasaaraha ka dhacay, waxaan kale oo aan ku soconaa iyadana shan qof ay ku dhaawacantay isbitaalk dhimirka ah oo Sahan la yiraahdo,” ayuu yiri guddoomiyaha.

Rakaab iyo gaadiid badan ayaa ku xayirmay in ka badan lix saacadood togga Aw-Barqadle kadib markii uu biyo keenay.

Previous Post

IDAACADDA MAANTA ARBACA – 28 – AUG – 2019

Next Post

Dagaallada Ceel-Afwayne oo raggaadiyay waxbarashada degmadaas.

Related Posts

Barakicin qasab ah oo nolol xumo galisay qoysas laga saaray xeryaha Baydhabo
Wararkii u Danbeeyay

Barakicin qasab ah oo nolol xumo galisay qoysas laga saaray xeryaha Baydhabo

September 10, 2026
blank
Beeraha Iyo Xoolaha

Dalag biyo la’aan awgeed u qalalay oo hubanti la’aan cunno biday beeraleyda Afgooye

September 7, 2026
Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Qiimo kororka shidaalka iyo canshuur dheeri ah oo nolol xumo galiyay danyarta Hargeysa
Cunto-Yaraanta

Qiimo kororka shidaalka iyo canshuur dheeri ah oo nolol xumo galiyay danyarta Hargeysa

September 1, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 29, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Next Post
Guraceel: Qoysaska abaaraha ku soo cayrtoobay oo carruurtoodu heleen waxbarasho

Dagaallada Ceel-Afwayne oo raggaadiyay waxbarashada degmadaas.

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 10-SEP-2026

IDAACADDA 10-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 10-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-SEP-2026
September 10, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-SEP-202
September 9, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-SEP-202
September 8, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-SEP-2026
September 7, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-SEP-2026
September 6, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo