Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Wararkii u Danbeeyay

Dagaallada Ceel-Afwayne oo raggaadiyay waxbarashada degmadaas.

Radio Ergo by Radio Ergo
August 28, 2019
in Wararkii u Danbeeyay, Waxbarashada
0
Guraceel: Qoysaska abaaraha ku soo cayrtoobay oo carruurtoodu heleen waxbarasho

Kaydka sawirrada/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

(Ergo) – Dagaallada soo noqnoqday oo muddo afar sano ahba ka dhacayay degmada Ceel-Afwayn ayaa ragaadisay waxbarashada degmadaas.

Sagaal iskuul oo isugu jira hoose dhexe iyo sare oo ku yaal degmada Ceelafweyn iyo tuulooyinka ka tirsan ayaa ku xirmay colaadaha. Tan ayaa ku soo aadayso iyadoo sanad dugsiyeedkii 2019/2020 dib loo furay 13 bisha Ogoosto 

Gudoomiyaha waxbarashada Ceel-Afweyn Keyse Shire Saalax ayaa sheegay in aysan suurogal ahayn in ardayda la isugu keeno fasalada iyadoo dagaaladii ugu danbeeyey ay dhaceen bartamihii bishii July ee ina dhaaftay. Dugsiyada xidhmay  ayaa kala ah 4 dugsi sare iyo 5 dugsi hoose/dhexe, waxayna ku kala yaalaan Ceelafwayn, Dararaweyne, Siigadheer iyo Dogoble.

“Suurtagal ma ahan in la furo (iskuullada) iyadoo ay sababtu tahay in shacbkii aanu amaanku sugnayn, lana kala qaxay oo daamaha magaalada la kala yaal, marka sanad dugsiyeedkaa hada bilaamay aanay suurtagalayn in waxbarasho ka hirgasho,” ayuu yiri Kayse. 

Maamulka waxbarashada ayaa sheegay in ardaydii dugsiyada sare iyo dhexe ee imtixaanka shaahdiga geli lahaa oo ahaa 80 arday aysan gelin colaadda darteed. 

Ardayda waxka dhigan jiray iskuulaadkaas oo gaarayay 600  ayaa in badan oo ka mid ah ay u waxbarsho tageen magaalooyinka kala ah Ceerigaabo, Burco, Iyo Hargaysa. Balse waxaa jira arday aan taasi aan samayn karin dhibaato dhaqaalo awgood.

Muqtaar saleebaan Nuux oo ahaa arday dugsiga sare ee faslka kowaad ka dhigan jiray Degmada Ceel-Afwayne ayaa hadda waxbarasho la’aan kyu haysaa magaaladaas.

“Waxaan sanadkan geli lahaa fasalka labaad, iskuulkii waxaa nagaga dhacay colaadaha laysku haysto, waxaanu faslka labaad ee dugsiga sare ugu soo gudubnay 17 araday. Waxaan hadda joogaa Ceel-Afwayn, waxaaan rajaynayaa in aan bedesho, waxaanu wajahaynaa mustaqbal la’aan” ayuu yiri Mukhtaar. 

Caasha Jibbriil oo ku nool  Ceel-Afwayn waxaa iskuul u dhiggan jiray 8 ka mid ah carruurteeda. Waxay Raadiyow ergo u sheegtay in markii colaaduhu bilowdeen oo ay iskuuladii xidhmeen ay go’aansatay in  ay carruurteeda u kala dirto dad ay qaraabo yihiin oo Burco, Hargaysa iyo Ceerigaabo ku nool. Caasha nolosheedu waxay ku tiirsan tahay 100 doolar oo dad qaraabo ahi ay banaanka uga soo diraan.  

Macalin Abshir Muse Jaamac oo ka mid ah macalimiinta wax ka dhiga magaalada ayaa Raadiyow Ergo u Sheegay in iskudayo ay odayaasha, culimada, dhallinyarada iyo maamulka Somaliland ay ku donayeen in lagu joojiyo dagaallada ay fashilmeen. 

Previous Post

Roob ay dad ku dhinteen oo ka da’ay magaalada Hargeysa

Next Post

IDAACADDA MAANTA KHAMIIS 29-AUG-2019

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qorshe lagu horumarinayo Muqdisho oo il-dhaqaale u noqday qoysas barakac ah

July 17, 2026
Nolol xumo haysa ragga leh gaari-dameerada markii Hargaysa loo sameeyay biyo-galin
Wararkii u Danbeeyay

Nolol xumo haysa ragga leh gaari-dameerada markii Hargaysa loo sameeyay biyo-galin

July 17, 2026
Cunno xumo ka dhalatay ayax burburiyay dalag u beernaa beeraleyda Mudug
Beeraha Iyo Xoolaha

Cunno xumo ka dhalatay ayax burburiyay dalag u beernaa beeraleyda Mudug

July 13, 2026
Nin fursad ganacsi u beddelay fikrad uu ka helay dhageysiga Radio Ergo
Wararkii u Danbeeyay

Nin fursad ganacsi u beddelay fikrad uu ka helay dhageysiga Radio Ergo

July 10, 2026
Qoysas colaad ay saamaysay noloshooda oo cunno xumo ku wajahaya Ari-cadeeye
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas colaad ay saamaysay noloshooda oo cunno xumo ku wajahaya Ari-cadeeye

July 8, 2026
Qoysas go’doon iyo nolol xumo ku wajahaya Mudug markii ay guuri kari waayeen
Beeraha Iyo Xoolaha

Qoysas go’doon iyo nolol xumo ku wajahaya Mudug markii ay guuri kari waayeen

July 7, 2026
Next Post

IDAACADDA MAANTA KHAMIIS 29-AUG-2019

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-JUL-2026

IDAACADDA 17-JUL-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-JUL-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-JUL-2026
July 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-JUL2026
July 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-JUL-2026
July 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-JUL-2026
July 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-JUL-2026
July 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo