Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

Haween ka faa’iidaystay maalgelin uu u sameeyay bangi ku yaalla Muqdisho

Radio Ergo by Radio Ergo
August 14, 2019
in Arrimaha Bulshada, Wararkii u Danbeeyay
0
Floods put Bardhere women out of work

Sawir kayd/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

(ERGO) – Kaatibo Cabdiqaadir Sheikh Cali waxaa ay ka mid tahay shan kun oo qof oo horumarka ka sameeyay maalgelinta ganacsiga yaryar kuwaa oo uu sameeyo Bankiga Caalamiga ah ee Soomaaliya IBS.

Kaatibo oo ka gacansata noocyada khudaarta iyo miraha ayaa waxaa ay jumlo ahaan uga keento gobollada Shabeellaha-Hoose iyo Shabeellaha-Dhexe, iyadoo hal gaari oo buuxa suuqa keenta saddexdii maalinba mar.

Waxaa ay sheegtay in halka gaari aysan kaligeed iibin marka ay suuqa keento balse ay u qeybiso ganacsatada khudaarta ee dariska la ah. Afar sano ayaa laga joogaa markii ay maalgelinta ka qaadatay bankiga.

“IBS markii uu lacagta isiisay ayaan dhiira galin helay oo aan khudaar doonasho galay, markaas ayaan is furfuray. Khudaarta,” ayay tiri Kaatibo oo ka ganacsiga khudaarta ku jirtay muddo 20 sano ah xilligaas oo ay ka mid ganacsatada yaryar ee suuqa.

Sida ay sheegay Kaatibo, konton illaa siddeetan kun oo shilin Soomaali ah ayay ka heli jirtay xilligaas balse waxaa ay hadda ka macaashtaa siddeed ilaa toban doolar oo u dhiganta 192 kun ilaa 240 kun oo shilin Soomaali.

Habka bixinta lacagta waxaa jira xeer ay dadku ku bixiyaan oo ah hadba inta ay la egtahay lacagta uu qaato qofka. Saddex jeer ayay bangiga lacag ka qaadatay Kaatibo, labo mar oo middiiba shan boqol ah iyo mar kun doollar ah. Koox ka kooban10 qof oo ay madax u tahay ayay ku qaateen deynta bangiga.

“Lacagta waxaan u bixin jirnay bil konton doolar balse culees ayay noqotay markii dambe maalintii labo doolar ayay nooga dhigeen, markaas ayayna noo fududaatay, toban bil ayay noogu dhammaan jirtay markii kontonka,” ayay tiri Kaatibo oo sharxaysa sida ay lacagta u bixin jireen.

Maalgelinta ganacsigeeda wuxuu Kaatibo u horseeday in ay awood u yeelato in ay iskuul geyso carruuteeda ah oo aan horay waxbarasho u tagin.

“Ganacsigan waxaan ka gatay hadda mooto bajaaj ayaa ii shaqeysa, guri waxaa ka gaday Kaawo-godey siddeed kun oo doolar ah, guri kalena waxaan ka baxshay toddobo kun iyo shan boqol doolar, gurigaa hadda degganahay ee Degmada Boondheere waxa uu ahaa cariisha laakiin hadda waan dhistay, sar ayan ka dhigay,” ayay Kaatibo.

Barnaamijkan maagelinta ganacsiga yar yar ee uu bixiyo bankiga IBS wuxuu soo billowday sanadkii 2016-kii, waxaa uu ka bixiyaa suuqyada waaweyn ee magaalada sida Bakaaraha, Xamarweyne Suuq Bacaad iyo Suuqaweyn ee Madiina.

Labo qeyb ayuu bankiga u maalgaliyaa ganacsatada qeyb lacago kaash ah lagu siinayo ganacsatada yaryar iyo kuwa loo iibiyo alaabo ay ganacsi ku billowdaan, sida uu Raadiyow Ergo usheegay madaxa xafiiska maalgalinta ganacsiyada Cabdiwali Maxamuud Cilmi.

Bankigu waxa door muuqda u arkay hablaha doonaya maalgelinta ganacsiga ay haystaan, kuwaa oo laga yaabo in qoysas badan ku tiirsan yihiin.

“Suuq kastana waxaa sameynaa qof ayaa noo jooga oo la macaamila dadka raba maalgalinta. Barnaamijkaan inta badan waxa uu xoogga saaraa dadka barakacaaysha ah ee ganacsiga sameysta, dadka duruufaha haysto maamooyinka oo kale in aan dhiiragelinno saas darteed waxaa ugu badan dumarka oo boqolkiiba lixdan waxaan ku xulannaa gabdho afartanka soo hara ayaa rag ah,” ayuu yiri Cabdiwali.

Kaafiya Axmed Maxamed iyaduna waxa ay suuqa Xamar-weyne ku iibisaa farshaxanka qeybahiisa kala duwan, dharka iyo alaabaha hidaha dhaqanka. Iyada iyo afar qof oo ay shirkad ku yihiin dukaan ayaa waxaa ay bangiga ka qaateen lacag shan boqol oo doollar taa oo ay ku maalgeliyeen dukaankooda.

“Waxaan ahaa garab rarato, waxyar baan meelaha ku wareejin jiray markii dambe waan shaqeystay iyagaa ii maalgeliyey siddeed mar ayaa la ii maalgaliyey, kow waxaa nala siiyey shan, shan boqol aniga iyo saaxiibadeyba, waxaa ay noqotay koox aan ku wada shaqeysanno, awal qof biilka ku eg baan ahaa laakiin hadda qof caan ah oo la yaqaan ayaan ahay,” ayay Kaafiyo oo haysta 8 carruur ah oo agoon ah.

Previous Post

IDAACADDA MAANTA TALAADO 13-AUG-2019

Next Post

Dugsi farsamada gacanta lagu barto oo laga furay tuulada Adhi-cadeeye

Related Posts

Burbur ganacsi iyo nolol xumo ka dhashay hakad ku yimid isticmaalka lacagta dalka
Wararkii u Danbeeyay

Burbur ganacsi iyo nolol xumo ka dhashay hakad ku yimid isticmaalka lacagta dalka

May 13, 2026
blank
Wararkii u Danbeeyay

Adeegsiga AI oo beeraley Baydhabo ka caawiyay inay soo saaraan dakhli beddelay noloshooda

May 11, 2026
Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay

May 9, 2026
blank
Cunto-Yaraanta

Daad burburiyay gododka cusbada laga qodo oo saameeyay xoogsatada gobolka Afdheer

May 8, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Haween shaqooyin adag ka qabta Muqdisho oo maareeyay nolosha qoysaskooda

May 6, 2026
Beeraleyda Jubbaland oo ka baxay nolol xumo markii laga caawiyay waraabinta beerahooda
Wararkii u Danbeeyay

Beeraleyda Jubbaland oo ka baxay nolol xumo markii laga caawiyay waraabinta beerahooda

May 5, 2026
Next Post
Dugsi farsamada gacanta lagu barto oo laga furay tuulada Adhi-cadeeye

Dugsi farsamada gacanta lagu barto oo laga furay tuulada Adhi-cadeeye

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 12-MAY-2026

IDAACADDA 12-MAY-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 12-MAY-2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-MAY-2026
May 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-MAY-2026
May 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-MAY-2026
May 11, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-MAY-2026
May 10, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-May-2026
May 9, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo