Dirirdhabe waa magaalada labaad ee ugu weyn Itoobiya, rabshado ka socday tan iyo dhamaadkii bishii Diiseembar ee sanadkii dhamaaday ayaa saameyey ganacsiga iyo waxbarashada.
Warbixintaan waxaa Jigjiga ka soo diray wariyaheenna Maxamed Khaliif, waxaase soo jeedinaya Maxamed Xasan oo Nairobi ku sugan.









