shan iyo toban qof oo loo xiray eedo ku saabsan inay dhir gubayeen si ay dhuxul uga dhigaan ayaa ku xiran xabsi ku yaalla magaalada Dhuusamareeb.
Dadkan oo soo qabashadooda ay iska kaashadeen ciidamada booliiska iyo dadka deegaanka ayaa lagu eedaynayaa inay gacanta kula jireen xaalufinta deegaanka.
Warbixin arrintaas ku saabsan waxaa Guriceel innooga soo diray C.risaaq Xirsi Haajirow










