Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Cunto-Yaraanta

SUUQ XUMO KA JIRTA SAYLADDA KISMAAYO OO SAAMEYSAY GANACSATADA XOOLAHA

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
January 13, 2015
in Cunto-Yaraanta
0
Qiimaha oo sare u kacay xilliga xajka oo caawisay nolosha xoolo dhaqatada
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Nidaam ay iskaashatada kawaanleyda Sahan ee magaalada Kismaayo iyo maamulka gobolka ay isku raaceen oo ku saabsan in tiro cayiman oo xoolo ah lagu qalo magaalada, kawaannada magaaladana maalinba mid lagu qalo hilibka si tooko ah, si loo ilaaliyo nadaafadda loona ogaado xoolaha la keenayo suuqa caafimaadkooda iyo inaysan ahayn xoolo lasoo dhacay ayaa saameyn ku yeelatay dadka reer miyiga ah ee xoolaha keensanaya sayladda magaalada Kismaayo.

Reer miyiga ayaa sheegaya in arrintaas ay yareysay tirada xoolaha lagu qalo magaalada, ayna keeneyso inaan xoolo badan la iibsan.

Macallin Mooge oo laba neef oo geel ah ka keensaday tuulada Qalaalnqal oo Kismaayo u jirta 60km, suuq xumada jirta darteed ayuu xoolihiisa looga qaatay deyn, haddana muddo  saddex cisho ah ayuu joogaa Kismaayo oo uu sugayaa inuu helo lacagta looga qaatay oo gaareysa 23 milyan oo shilinka Soomaaliga ah.

Kulane Yuusuf oo ka mid ah dillaaliinta magaalada Kismaayo ayaa u sababeynaya suuqxumada jirta in kawaanleydii iibsan jirtay xoolaha badan ay yareeyeen tirada, sidoo kalena xoolaha ay ka xushaan kuwa cayilan ee caafimaadka qaba, sidoo kalena meeshii markii hore 96 miis lagu qali jiray hilibka haatan lagu qalo 30 miis oo keliya.

Muxumad Cali Dhegey oo isagana ah ganacsade kale oo xoolaha ah gaar ahaan dhanka ariga, kana keena tuulooyinka gobolka ayaa sheegay in qiimaha uu isagu ariga kusoo iibsaday mid ka yar ay uga qaataan kawaanleyda mararka qaarna deen looga qaato oo helidda lacagta ay waqti dheer ku qaadato.

Iskaashatada kawaanleyda Sahan ayaa dhnakooda sheegaya in nidaamkan uu faa`iido weyn u leeyahay bulshada, “Geela lasoo dhacay ayaa la keeni jiray suuqa, sidoo kalena kuwo cudur qaba ayaa la keeni jiray taaoso bulshada dhib ku ah, haddase waan joojinnay waxaasoo dhan.”Sidaa waxaa Ergo u sheegay Cabdi Colaad Cismaan oo ah guddoomiye ku xigeenka iskaashatada Sahan.

Sayladda magaalada Kismaayo muddo ku dhowaad laba bilood kahor waxaa la keeni jiray ilaa 1000 neef oo Ari iyo Geel isugu jira, balse maalmahan dambe waxaa la keenaa in ka yar 30 neef.

Maxamed Sahal Cumar/FM

Previous Post

Biyo yari ka jirta Buurhakaba

Next Post

Gaadiidleyda u kala goosha baydhabo iyo muqdisho oo shaqo joojin sameeyay

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Shaqo la’aan ku dhacday dad xeryaha Gaalkacyo ka samayn jiray wacy-galin bulsho

July 23, 2026
Cunno xumo ka dhalatay ayax burburiyay dalag u beernaa beeraleyda Mudug
Beeraha Iyo Xoolaha

Cunno xumo ka dhalatay ayax burburiyay dalag u beernaa beeraleyda Mudug

July 15, 2026
Qoysas colaad ay saamaysay noloshooda oo cunno xumo ku wajahaya Ari-cadeeye
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas colaad ay saamaysay noloshooda oo cunno xumo ku wajahaya Ari-cadeeye

July 8, 2026
Qoysas go’doon iyo nolol xumo ku wajahaya Mudug markii ay guuri kari waayeen
Beeraha Iyo Xoolaha

Qoysas go’doon iyo nolol xumo ku wajahaya Mudug markii ay guuri kari waayeen

July 7, 2026
Nolol xumo haysa haween barakac ku ah Doollow kuwaas oo noqday shaqo la’aan
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Nolol xumo haysa haween barakac ku ah Doollow kuwaas oo noqday shaqo la’aan

July 3, 2026
Colaad nolol xumo galisay kumanaan qoys oo ku barakacay Shabeellaha hoose
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Colaad nolol xumo galisay kumanaan qoys oo ku barakacay Shabeellaha hoose

July 2, 2026
Next Post
Gaadiidleyda u kala goosha baydhabo iyo muqdisho oo shaqo joojin sameeyay

Gaadiidleyda u kala goosha baydhabo iyo muqdisho oo shaqo joojin sameeyay

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 23-JUL-2026

IDAACADDA 23-JUL-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 23-JUL-2026
Episode play icon
IDAACADDA 23-JUL-2026
July 23, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-JUL-2026
July 22, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-JUL-2026
July 22, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-JUL-2026
July 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-JUL-2026
July 19, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo