Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Waxbarashada

CADAADO: ARDAYDA ARAG LA’AANTA UGA TEGEYSA WAXBARASHADA OO SII KORDHAYSA

admin by admin
September 8, 2014
in Waxbarashada
0
CADAADO: ARDAYDA ARAG LA’AANTA UGA TEGEYSA WAXBARASHADA OO SII KORDHAYSA

Photo | Keyd/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter
Hawl wadeennada waxbarashada ee degmadda Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in ardayda uga tegeysa waxbarashada dhibaato ka haysata aragga ay sii kordhayso.
Macallin Xasan Maxamed Geeddi oo ah maamulaha dugsiga hoose dhexe ee Imaamu Maalik ee magaalada Cadaado oo ayaa Ergo u sheegay in ardayda dhigata iskuulkooda lagu arkay 15 carruur ah oo qaba xanuunka aragga liita ilaa 5 ku dhawaadna ay ka hareen waxbashada halka wali qaar kale ay dhigtaan, asagoo intaa ku daray in qiyaas ahaan Ximan iyo Xeeb 20% ardayda ay qabaan xanuunkan.
Iqro Xuseen Maxamed oo ah 18-jir waxay ahayd gabadha kaliya ee qoyskaas Iskuul ka aadda marka wiilasha laga soo tago waxayna ka mid tahay ardayda Iskuulka uga tagay araggooda oo liita, 2-sano ka hor iyadoo maraysa fasalka1-aad ee dugsiga sare, haddana waa guri joog. Xuseen Maxamed oo ah aabbaha  dhalay Iqro ayaa Ergo u sheegay in gabadhiisa goobo caafimaad uu geeyay haddana indhaheeda aysan wax isbaddal ah ku imaan.
Shaafici Shariif Daahir oo 16-sano jir ah, dhigtana fasalka 2-aad ee dugsiga sare wuxuu ka mid yahay ardayda araggoodu uu liito walina waxbarashada kama tagin, waxaan isku dayaa in aan xifdiyo casharrada badankooda si aan ugu kabo araggayga liita oo aan imtxaanka u baaso, mararka qaar waxba ma arko laakiin aradayda ayaan ka qaataa buugaagta oo aan la aadaa guriga si aan u guuriyo casharrada, waan sii wadayaa waxbarashada.
Macallin Xasan Maxamed Geeddi ayaa sheegay in bulshadu aysan ku baraarugsanayn dhibaatooyinka aragga liita u ku hayo ardayda, wuxuuna sheegay in sanadihii dambe ay aad u soo badanayeen carruurta ka cabanaya aragga liita ee aan arki karin sabuuuradda, waaliddiinta waa inay la socdaan arrintaan ayuuna yiri.
Maxamed Cabdi Diirshe/FO
Previous Post

Sool: qoysas ka barakacay saax-dheer oo codsanaya gar-gaar

Next Post

Soomaali ku xiran angola oo sheeganaya dhibaato

Related Posts

Iskuullo u xirmay dhaqaale la’aata ka jirta Galmudug roob yarida darteed
Beeraha Iyo Xoolaha

Iskuullo u xirmay dhaqaale la’aata ka jirta Galmudug roob yarida darteed

April 14, 2026
Dhadhaab: Danyar ku nool deegaanka Maleelay oo waxbarasho u la’ carruurtooda, macallimiin yari awgeed
Wararkii u Danbeeyay

Dhadhaab: Danyar ku nool deegaanka Maleelay oo waxbarasho u la’ carruurtooda, macallimiin yari awgeed

March 8, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Bay: Waxbarasho la’aan soo wajahday carruurta qoysas ka barakacay roob yarida

March 3, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas uu ka istaagay kab dhaqaale oo nolol xumo ku wajahaya Dhuusamareeb

February 12, 2026
Baydhabo: Arday waxbarasho la’aan noqday markii uu dab baabi’iyay iskuulkooda
Wararkii u Danbeeyay

Baydhabo: Arday waxbarasho la’aan noqday markii uu dab baabi’iyay iskuulkooda

January 12, 2026
Carruurta qoysas soo barakacay oo waxbarasho la’aan ku wajahaya Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Carruurta qoysas soo barakacay oo waxbarasho la’aan ku wajahaya Gaalkacyo

November 19, 2025
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Soomaali ku xiran angola oo sheeganaya dhibaato

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo