Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Sool: qoysas ka barakacay saax-dheer oo codsanaya gar-gaar

admin by admin
September 8, 2014
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter
blank
Photo | Sawir/kaydka/Ergo

Ku dhowaad 250 qoys oo ka soo cararay dagaallo dhawaan ka dhacay  tuulada Saax-dheer ee gobolka Sool ayaa sheegaya inay haystaan xaalado nololeed oo liidata sida hoy la’aan, caafimaad xumo iyo cunto la’aan

Inta badan dadkaas barakacay ayaa ku sugan  deegaannada kala ah  Xayuuke iyo Togga oo ah dhul hawd ah oo Saax-dheer u jira 40km una dhexeeya gobollada Mudug iyo Sool.

“Waxaan  ka soo lugeeyey tuulada Saax-dheer markii ay ka dhaceen dagaallada waxaan wataa  9 carruur ah, ma haysanno cunno iyo hoy dhirta hoosteedaan joognaa,  oo noolashu waa mid nagu adag , Saax-dheer waxaan ku haysannay meherad aan kala soo baxno nolala maalmeedka laakiin haddawaxba ma haysanno.” sidaa waxaa Ergo u sheegtay, Cibaado Axmed Maxamed.

Hooyo Caasho waxay haystaa 5 carruur ah oo ay la soo  carartay,  waxaan hadda noogu daran waa harraad, gaajo iyo cabsi ah in carruurtu naga lumaan halkaan aan hadda joogno waa hawd  biyo la’aan ah oo cunnadana way nagu yartahay ayey tiri.

Sidoo kale Luul Axmed Faarax ayaa radiyaha Ergo ku tidhi “Waxaan wataa 10 carruur ah waxaa hoy noo ah gadiifado aan maalinkii dhirta saaranno habeenkii na dhaxanta aan ka galno, waxaa noogu daran waa biyaha, xaalada dhulku waa abaar gargaar ayaan u baahannahay gaar ahaan cunno iyo biyo.

Tuulada Saax-dheer ayaa 75 KM u jirta magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool waxaa dhawaan dagaal ku dhexmaray ciidamo kala socday maamullada Soomaaliland iyo Khaatumo,kuwaasoo sababay inay barakacaan dad rayid ah.

Qoysaskaan ayaa sheegay in wax ugu muhiimsan ay u baahana yihiin ay tahay gargaar deg deg ah iyo inay ku noqdaan guryahoodi.

Cabdiraxman Maxamed/FO

Previous Post

MAAMULKA PUNTLAND OO SHARCI U SAMEEYEY TAYEYNTA CAAFIMAADKA

Next Post

CADAADO: ARDAYDA ARAG LA’AANTA UGA TEGEYSA WAXBARASHADA OO SII KORDHAYSA

Related Posts

Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar

May 15, 2026
Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay

May 9, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Haween shaqooyin adag ka qabta Muqdisho oo maareeyay nolosha qoysaskooda

May 6, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Nolol xumo ka dhalatay qaxootiga Dhadhaab oo laga jartay gunno gargaar oo la siin jiray

April 28, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nolol xumo ku wajahaya Baydhabo markii laga gubay beero iyo kayd raashin

April 24, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga gubay hantidooda oo Shabeellaha hoose ku wajahaya xaalad nolol xumo

April 17, 2026
Next Post
CADAADO: ARDAYDA ARAG LA’AANTA UGA TEGEYSA WAXBARASHADA OO SII KORDHAYSA

CADAADO: ARDAYDA ARAG LA'AANTA UGA TEGEYSA WAXBARASHADA OO SII KORDHAYSA

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 15-MAY-2026

IDAACADDA 15-MAY-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 15-MAY-2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-MAY-2026
May 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-MAY-2025
May 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-MAY-2026
May 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-MAY-2026
May 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-MAY-2026
May 11, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo