Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Wararkii u Danbeeyay

Koofur africa oo bilowday musaafurinta Soomaalida

Radio Ergo by Radio Ergo
October 29, 2013
in Wararkii u Danbeeyay
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankSoomaalida sharciyada aan heysan ee ku nool Koofur Afrika ayaa ka walaacsan sii joogataankooda dalkaas oo hay’adda socdaalka u qaabilsan ay bilowday inay dad soomaali ah dib ugu celiso dalkooda.

Muwaadinkii ugu horeeyay ee Soomaali ah ayaa khamiistii laga soo masaafuriyay Koofur Afrika kadib markii Wasaarada Arrimaha Gudaha ay diiday codsi magan-gelyo doonimo ah oo uu u gudbiyay.

Muwaadinkan Soomaaliga ah oo Muqdisho lagu celiyay ayaa magaciisa lagu soo koobay Yaxye oo saddex sano ka badan ku noolaa Koofur Afrika.

Weriyaha Ergo ee Koofur Africa Cabdinaasir Sheekh Axmed wuxuu sheegay in kiiska Yaxye uu socday muddo sanado ah kahor inta aysan Guddiga Rafcaanka Qaxootiga u qaabilsan dowladda Koofur Afrika aysan go’aamin in la musaafuriyo lix bilood ka hor.

Saddex bilood ayuu Yaxye ku xirnaa xarunta masaafurin-sugayayaasha Koofur Africa oo la yiraa Lindela oo ku taal magaalada Johannesburg.  7 qof oo kale oo Soomaali ayaa weli ku xiran xaruntaas oo ay ku sugayaan in dib loogu celiyo Soomaaliya.

Guddoomiyaha Jaaliyada Soomaaliyeed ee Koofur Afrika Caamir Sheekh wuxuu sheegay in dib u celinta Soomaalida ay la xariirtu dowladda oo aaminsan in Soomaaliya nabad tahay, oo ay dowlad rasmi ahna leedahay, sidaas darteed dadkeedu mudan yihiin in dib loo celiyo.

Tirada kordhiisa ee Soomaalida iskood u noqonaya ayey dowladda Koofur Afrika daliil uga dhigtay in Soomaaliya ay tahay meel dadkeedu ku noqon karaan.  Laakiin Caamir Sheekh wuxuu leeyahay weli lama gaarin waqtigii dadka dib loo celin lahaa, isagoo dowladda Soomaaliyana ku eedeeyay in ay ku lug leedahay dib u celinta soomaalida Koofur Afrika ku nool.

Weriyaha Ergo wuxuu sheegay in Soomaali badan oo sharci la’aan ah ay ku nool yihiin Koofur Afrika oo ay ka shaqeystaan. Dadkaas waxa ay hadda ka welwelsan mustaqbalkooda sii joogitaan ee Koofur Afrika.

C/naasir Sheekh Axmed/MR

Previous Post

Xeryaha barakacayaasha ee Jowle oo lagu xiray leyrar qorraxda ku shaqeeya

Next Post

Nin loo qabtay kaarar rashin lagu bixiyo oo been abuur ah oo baarintaan ku socdo

Related Posts

blank
Cunto-Yaraanta

Qoysaska macalimiin shaqo la’aan noqday oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

May 22, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhadhaab: Dhallinyaro qaxooti ah oo hirgaliyay ganacsiyo beddelay noloshooda

May 20, 2026
Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar

May 18, 2026
blank
Wararkii u Danbeeyay

Burbur ganacsi iyo nolol xumo ka dhashay hakad ku yimid isticmaalka lacagta dalka

May 16, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Mudug: Dad roob yari ku cayroobay oo xeryo ku yaalla deegaan Xarfo ku wajahaya nolol xumo

May 15, 2026
blank
Wararkii u Danbeeyay

Adeegsiga AI oo beeraley Baydhabo ka caawiyay inay soo saaraan dakhli beddelay noloshooda

May 11, 2026
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Nin loo qabtay kaarar rashin lagu bixiyo oo been abuur ah oo baarintaan ku socdo

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 22-MAY-2026

IDAACADDA 22-MAY-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 22-MAY-2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-MAY-2026
May 22, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-MAY-2026
May 21, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-MAY-2026
May 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-MAY-2026
May 19, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 18 MAY 2026
May 18, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo