Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Nin loo qabtay kaarar rashin lagu bixiyo oo been abuur ah oo baarintaan ku socdo

Radio Ergo by Radio Ergo
October 30, 2013
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankIn kabadan 3,000 Card oo ay ka muuqanayso caalamadda Hay’adda cunada aduunka ee WFP  oo ah kuwa been abuur ah laga qaybiyya kaamamka ay ku noolyihiin dadka barakavayaasha oo ku yaalla duleedka Muqdisho deegaanada Sarkuusta Asluubta tabeellaha Sheekh Ibraahim  iyada oo loo sheegay barakacayaasha in ay ku helayaan raashin bila ah  iyada oo loo qaybiyay  dadka gar-gaar sugayaasha ah oo cid walba oo albaabka ka soogala kaamka ay ku noolyihiin  u arkaan  samafale balse tani waa mid ka duwan waa xaalad la abaabulay lagana beensheegay WFP  waxaana shaqsigan qaybiyay  Cards oo watay ciidamo xooggan, gaadiid  matalayana WFP  lagu magacaabaa Maxamed Aadan.

Nuureey Amiin waa hooyo 50 sana jir ah muddo ka badan sanad maysan helin wax gargaar ah  hadda waxa ay gacanta ku ahystaa 2 card oo ka muuqato astaamaha WFP raja wayn ayay lahayd oo waxa ay filaysay  qaadasho raashin bila ah sida ay u sheegtay raadiyaha Ergo”Waxaan helay 2 card waxaana raja qabay in aan ku qaato raashin laakiin xilligan waxba mahayo”ayay tiri Nuuraay Amiin

Maxamed Daahir Yuusuf waxa uu deggan yahay  kaamka Mooyaale oo ku dhaw xarunta Asluubta  waxa uu gacanta ku haystaa kaar waxa uu u sheegay raadiyaha Ergo sida ay wax u dhaceen iyo qaabka kaarrarka ay ku qaateen.”Dalladahan waxaa loo keenay kaarar waxaana dadka loo sheegay in ay helayaan raashin  waxaana ninkan u muuqday qof u eg mid ka socda WFP”ayuu yiri

Cabdulaahi  Bille Cali waxa uu helay laba kaar waxaa gacanta u saartay gudoomiyaha kaamka uu ku noolyahay  waxa uu intaasi ku daray in uu arkay nin wata ciidan iyo gaadiid oo sheegaya in uu ka socda WFP rajana uu ka qabay qaadasho raashinka ay caanka kutahay hay’addan WFP sida uu sheegayo

Isha Ibraahim waa hooyo leh laba caruur ah mid kamida hadda ayay umul kula jirtaa waxa ay heshay hal kaar waxa ayna si maalin la’ah u sugaysay sida raashinka kaamka ay degantahay  ee Duuraay loo keeni lahaa

Dhuuxo Cali Shire Xaashi  waa guddoomiyaha kaamka Duuraay  oo hoosyimaada Dalladda Aflax waxay ka mid tahay dadka la macaamilay ruuxan watay kaaraka sheegana in uu ka socdo WFP  waxa uuna siiyya 300 Card una ballanqaaday ilaa 1300 card waxa ayna bixisay lacag dhan 800$ waxa ayna Ergo uga sheekaysay sida wax u dhaceen

Cabdulaahi Maxamed Nuur Qalinle waxa uu ka mid yahay dadka la socday waxa ka socday deegaanka waxa uuna sheegay in ninkan uu dadka si xooggan u howlgaliyay sida in uu sheegay in diyaarsadaan meelo loo dhigo baagaga biyaha  meelo xaruma caafimaad looga dhiso maalma kadibna uu la soo laabtay in la aqbalay raashin degdeg ah kaarar farabadana uu keenay deegaanka dalbadayna lacago uu ku sheegay howlgalka ciidanka loo baahan yahay dadkana laga qaado sidaasina lacaga farabadan uu ku helay.”Wax badan ayuu sheegay sida in loo samaynayo meelo biyaha  laga helo maalma kadib waxa uu la soo laabtay in uu soo helay raashinkii kaararka ayuuna bixiyay asaga oo lacaga ka qaadaya horjoogayaasha” Cabdulaahi Qalinle ayaa yiri.

Haddaba mar aan ku wareysannya studiyaha raadiyo Ergo ee magaalada Nairobi sarkaaladda warfaafinta ee hay`adda WFP Layla Ali waxay tiri “Markii ugu horaysay laba todobaad ka hor ayey ahayd markaan maqlnay in dad iska dhigaya shaqaale WFP ah ay iibinayaan kaarar, waxaan ku leenahay xarrumo raashin bisil lagu kariyo, oo qofkastoo cunto u bahan uu tegi karro, marka qofkii barakace ah ama baahan wuu tegi karaa, waana la siinayaa cunto, mana jirto wax kaadh ah oo looga bahan yahay, dadkii lacagta looga qaatay kaadhadhka been abuurka ahna ha u sheegeen dawladda si ay xaqoodii ugu raadiso”

Haddaba sidii ayay ku aamineen in ay bixiyaan lacagaha  mase jirtay xafiisyo lageeyaya oo ay leedahay Hay’adda WFP  ninkana uu teleefoonka ka qortay boorarka  uuna ku qaabilay kaamamkooda lacagahana uga qaatay isla kaamka”Waxaa arrintan ku aaminay  anaga ma jirto hay’ad xafiis na gesyo waa noo imaan jireen kadibna waa na soo wici jireen marka maba jirto  cid xafiis nagu qaabisho sidaasi ayaana ku aaminay”Dhuuxo Cali  ayaa tiri

Maxamed Aadan  xilligan waxaa gacanta ku ahya ciidamada ammaanka dowladda Soomaaliya waxaa ka socota baaritaan arrimahan salka ku haya iyo sida ay ku bilaabatay  in barakacayaasha oo u qaybiyaya kaarka beenta ee WFP.

Abdulkadir/MH

Previous Post

Koofur africa oo bilowday musaafurinta Soomaalida

Next Post

Xaaladda barakacayaasha Burco iyo dadaalka hayadaha gargaarka

Related Posts

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay

April 21, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nolol xumo ku wajahaya Baydhabo markii laga gubay beero iyo kayd raashin

April 21, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga gubay hantidooda oo Shabeellaha hoose ku wajahaya xaalad nolol xumo

April 17, 2026
Jubbada hoose: Qoysas xoolo la’aan noqday oo nolol xumo ku wajahaya xeryo ay galeen
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Jubbada hoose: Qoysas xoolo la’aan noqday oo nolol xumo ku wajahaya xeryo ay galeen

April 13, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Danyar xamili waayay kirada guryaha oo xero ku taalla Hargaysa ku wajahaya nolo xumo

April 10, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dad ka barakacay colaadda Baydhabo oo dhibaato cunno xumo iyo hoy la’aan wajahaya

April 8, 2026
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Xaaladda barakacayaasha Burco iyo dadaalka hayadaha gargaarka

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 23-APR-2026

IDAACADDA 23-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 23-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 23-APR-2026
April 23, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-APR-2026
April 22, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-APR-2026
April 21, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-APR-2026
April 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-APR-2026
April 19, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo