Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

Tahriibayaal ku dhibaataysan xuduudaha Mozambique iyo Tanzania

Radio Ergo by Radio Ergo
May 23, 2012
in Arrimaha Bulshada
0
Tahriibayaal ku dhibaataysan xuduudaha Mozambique iyo Tanzania
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankXaaladda muhaajiriin Soomaaliyeed  oo  ku xiran xudduuda u dhexeysa dalalka Mozambique iyo Tanzania ayaa laga deyrinayaa kaddib markii muhaajiriintaasi ay soo foodsaartay dhibaatooyin kala duwan.

Dadkaan oo qiyaastii gaaraya illaa 50 ruux ayaa waxaa toddobaadkaan booqday urur samafal ah oo ka dhisan waddanka Mozambique kaasoo lagu magacaabo ururka Daryeel,waxaana dadkaasi ay u geeyeen dawooyin iyo raashin ay cunaan.

Cabdi risaaq Warsame Dirir waa madaxa ururka Daryeel waxaa uu idaacadda Ergo u sheegay in ay booqdeen halka ay ku xiran yihiin muhaajiriintaasi Soomaalida ah waxaana uu sheegay in ay aad u rafaadsan yihiin isla mar ahaantaana aanay haysanin wax ay cunaan, sidoo kale waxaa uu sheegay in ay la ildaran yihiin cudurro kala duwan sida Shuban iyo Duumo.

“Runtii markaanu u tagnay waan la yaabnay sida ay u nool yihiin waxaan u geynay dawooyin kala duwan iyo raashin isugu jira  Galley, Saliid, iyo Bariis,waxaana  sidoo kale xabsiga ka sii daynay haweeney Soomaaliyeed oo uur todoba bilood  ah leh” sidaana waxaa Ergo u sheegay Cabdirisaaq Warsame.
Cabdirisaaq ayaa intaasi ku daray in dadki ay ku soo arkeen halkaasi ay ku jireen saddex haween ah inta kalena ay ahaayeen wiilal dhallinyara ah oo da,doodu ka hooseysay soddon jir kuwaasoo uu sheegay in dhammaantood marka laga reebo saddex maahanee inta kale ay u socden waddanka South afrika,wuxuu kaloo sheegay in ay isku dayeen in dadkaasi ay xabsiga ka sii daayaan hase yeeshee loo diiday waxaa nagu adkaatay sidi  aan ku sii deynay gabadha uurka leh taasoo uu sheegay in ay ka mareen dhib badan sii daynteeda.

“Runtii waxaa waliba ka daran dhibaatada ay jidka kala soo kulmeen intaan la geyn xabsiga dhallinyaradaasi, maxaa yeelay markii aan wareystay waxay ii sheegeen in ay dooni ka soo raacen agagaarka Mombasa halkaasoo ay jidka ku soo jireen illaa toddoba habeen ah iyagoo aan helin wax ay cabbaan iyo wax ay cunaan”ayuu yiri Cabdi rasaq Warsame Dirir oo ah guddoomiyaha urur samafal oo lagu magacaabo daryeel oo ka dhisan dalka Mozambique waxaana uu sheegay in dhallinyaradu ay u sheegeen qaar kale oo iyaga la socday oo aan la ogeyn halka ay ku maqan yihiin.

Si kastaba  ha ahaatee waxaa muddooyinkii dambe isa soo tarayay dhibaatooyinka soo waajahaya dhallinyarada Somaaliyeed oo u tahriibaysa dalalka Afrika gaar ahaan Mozambique iyo South afrika.

Faarax Dubad/MG/AA

Previous Post

Sagaal soomaaliya oo laga sii daayay xabsiyada namibia

Next Post

Dagaalo maalintii saddexaad ka socda duleedka waddada xiriirisa muqdisho iyo afgooye

Related Posts

blank
Arrimaha Bulshada

Dhallinyaro dib ula midoobay qoysaskooda markii laga bixiyay daymo ay u xirnaayeen

January 6, 2026
Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab
Arrimaha Bulshada

Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab

June 12, 2025
Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay
Arrimaha Bulshada

Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay

May 15, 2025
Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo
Arrimaha Bulshada

Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo

April 2, 2025
Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar
Arrimaha Bulshada

Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar

April 1, 2025
Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo
Arrimaha Bulshada

Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo

March 20, 2025
Next Post
Dagaalo maalintii saddexaad ka socda duleedka waddada xiriirisa muqdisho iyo afgooye

Dagaalo maalintii saddexaad ka socda duleedka waddada xiriirisa muqdisho iyo afgooye

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 18-APR-2026

IDAACADDA 18-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 18-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 18-APR-2026
April 18, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo