Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

RAYID KU DHINTAY DUQEYNTII JILIB IYO BARAKAC XOOGGAN OO HALKAAS KA TAAGAN

admin by admin
January 17, 2012
in Arrimaha Bulshada
0
RAYID KU DHINTAY DUQEYNTII JILIB IYO BARAKAC XOOGGAN OO HALKAAS KA TAAGAN
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankCabsi iyo barakac xoog leh ayaa lagu soo warramayaa inay ka taagantahay degmada Jilib iyo nawaaxigeeda, halkaas oo diyaarado ay leedahay Kenya ay duqeyn khasaare gaysatay ka gaysteen.

Ugu yaraan 8 qof  ayaa geeriyootay, tiro intaas ka badanna way ku dhaawacmeen kadib markii diyaarad duqeyn xooggan ay ka geysatay gudaha degmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe, ayadoo dadka geeriyooday iyo kuwa dhaawacyadu ay soo gaareen ay ku jireen dad rayid ah.

Dadka dhaawacmay ayaa waxaa dhaawacyadooda loola caray cisbitaalka deegaanka Mareerrey ee isla gobolka Jubbada Dhexe, halkaasoo adeegyo iyo kaalmo caafimaad loogu fidinayo.

Dadka duqeynta ku geeriyooday waxaa u badan Haween iyo carruur yar yar, waxaana dadka geeriyooday ka mid ah 4 carruur ah oo isku qoys ah.

Qof ka mid ah dadka ku nool degmada Jilib ee ay duqeyntu ka dhacday oo ka gaabsaday in magaciisao la sheego ayaa Raadiyo Ergo u sheegay in diyaarado ay illaa 8 Gantaal  ku garaacday xaafado ay ku nool yihiin dad rayid ah oo Jilib ka tirsan.

30-kii bishii October ee sanadkii 2011 ayay ahayd markii sidaan oo kale duqeyn ka dhacay degmada Jilib ay ku geeriyoodeen illaa 10 oo rayid ah halka ay duqeyntaasi ku dhaawacmeen 50 qof, waxaana ay dadkaasi ay ahaayeeen dad rayid ah.

Kenya ayaa sheegtay iyadu in ay duqeyn la beegsatay saldhigyo uu leeyahay ururka Al-Shabaab

Khadar Maxamuud Xared/MG/FM

Previous Post

XAALADDA BUUHOODLE OO SHALAY UU DAGAAL KA DHACAY

Next Post

DAD KU DHINTAY QARAX KA DHACAY DEGMADA LUUQ

Related Posts

blank
Arrimaha Bulshada

Dhallinyaro dib ula midoobay qoysaskooda markii laga bixiyay daymo ay u xirnaayeen

January 6, 2026
Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab
Arrimaha Bulshada

Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab

June 12, 2025
Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay
Arrimaha Bulshada

Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay

May 15, 2025
Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo
Arrimaha Bulshada

Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo

April 2, 2025
Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar
Arrimaha Bulshada

Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar

April 1, 2025
Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo
Arrimaha Bulshada

Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo

March 20, 2025
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

DAD KU DHINTAY QARAX KA DHACAY DEGMADA LUUQ

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo