Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

Rakaab ku duruufaysan Goofguduud ka dib markii gaadiidkii ay la socdeen ay xannibeen roobab

admin by admin
November 15, 2011
in Arrimaha Bulshada
0
Rakaab ku duruufaysan Goofguduud ka dib markii gaadiidkii ay la socdeen ay xannibeen roobab
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankBAY:- Dad fara badan oo ay ka mid yihiin carruur, haween iyo dad da’ ah ayaa waxay ku go’doonsan yihiin inta u dhaxeysa magaalooyinka Waajid iyo Baydhabo, ka dib markii dadkaasi oo ah musaafiriin gaawiridii ay las ocdeen ay ka gudbi waayeen togag waaweyn oo roobab lixaad leh oo halkaasi ka da’ayay muddooyinkanba ay ka qodeen waddadii la mari lahaa.

Dadkaasi waxaa sida ay sheegeen ay ku sugan yihiin goobo baadiya ah oo aaney magaalooyin iyo tuulaba ka agdhoweyn, waxaana ay taasi ku keentay inay magan u noqdaan cidlo uu roobku ku da’ayo, qabowga iyo dhaxanta habeenkii xaaladdaasna waxaa qatar ugu jira carruurta, haweenka iyo kuwa waayeellada ah ee halkaasi ku sugan.

Dadkaasi go’doonsan oo ay qaarkood ka idlaatay sahaydii ay wateen, kuwa kalena ay hadda ka sii dhammaaneyso waxay gaarayaan in ku dhow 200 oo qof, gawaarida ay wataanna waa illaa iyo 300 oo u badan kuwa xamuulka qaada, waxaana lagu soo warramayaa in baabuurta qaar ay iyagoo gaddoomay halkaasi yaallaan.

Dhibaaatadaasi waxay xitaa saameysay dadka ku nool meelaha ay gawaarida xayiran badeecooyinka u wadeen.

Maxamuud Cabdi oo ah, darawal ku xayiran deegaanka Goofgaduud ee gobolka Bay ayaa yiri “ dhibaato adag ayaa halkaan ka jirta, wax gurmad ah malahan, illaa 15 baabuur ayaa gaddoomay laakiin ma jiraan cid waxyeello ay ka soo gaartay.”

Maxamuud oo sii hadlaya ayaa tilmaamay “ baabuur aan ka yarayn illaa 300 ayaa goobtaan ku xayiran, dadka waxaa ku jira carruur yar yar oo la soo qaxay qoysaskooda, dhibka ma yara kaneecada iyo duruufaha kalena way u sii dheeryihiin.”

Sida aad u dhagaysatid warbixin buuxda oo magaalada Baledxaawo uu inooga soo diray weriyeheenna Nuur Cali Faarax ka dhageyso barnaamijkeenna maanta.

Nuur Cali/ MG/FM

Previous Post

Dadka qooqaani oo codsanaya in gargaar dhinaca hawada ah la gaarsiiyo

Next Post

Booliiska Burco oo howlgal qaaday

Related Posts

blank
Arrimaha Bulshada

Dhallinyaro dib ula midoobay qoysaskooda markii laga bixiyay daymo ay u xirnaayeen

January 6, 2026
Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab
Arrimaha Bulshada

Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab

June 12, 2025
Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay
Arrimaha Bulshada

Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay

May 15, 2025
Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo
Arrimaha Bulshada

Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo

April 2, 2025
Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar
Arrimaha Bulshada

Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar

April 1, 2025
Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo
Arrimaha Bulshada

Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo

March 20, 2025
Next Post
Booliiska Burco oo howlgal qaaday

Booliiska Burco oo howlgal qaaday

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo