Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

Qiimo koror ku yimid xoolaha lagu iibiyo seyladda Garowe

admin by admin
November 2, 2011
in Arrimaha Bulshada
0
Qiimo koror ku yimid xoolaha lagu iibiyo seyladda Garowe
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankNugaal:- Qiimo Koror xooggan ayaa laga dareemayaa suuqyada lagu kala iibsado xoolaha nool ee ku yaalla magaalada Garowe, waxaana arrintaan ay salka ku haysaa xoolihii laga keeni jirey miyiga oo aad u yaraaday.

Waayadii hore, xilli roobaadka dayrta ayaa suuqyada xoolaha lagu kala iibsado waxaa looga bartay xoolo qiimahoodu aad u jaban yihiin, waxaana muddo laba bilood ah gudahood ku darsamay qiimihii lagu kala iibsan jiray xoolaha lacag gaaraysa 400 oo shilin soomaali ah, taasoo ay walaac xooggan ka muujiyeen dadka had iyo goorba ku xiran sayladaha lagu kala iibsado xoolaha.

Sida ay tahay xaaladda suuqa weyn ee Garowe, waxaa raadiyaha ERGO uga warramay C/nuur Maxamed Maxamuud, oo ka mid ah dadka loo yaqaan dullaalayda kala iibisa xoolaha “bilooyinkii ugu dambeeyay qiimaha xoolaha aad ayuu kor ugu kacay, xoolihii laga keeni jiray Miyigana way yaraadeen abaaraha dartood”.

Cabdi Geelle Gacal, oo ka mid ah dadka reer miyiga ah ee had iyo goor xoolaha iibka u keensada suuqaasi ayaa isagana sharraxaya saameynta ay reebeen qiimo kororka ku yimid xoolaha “Reer miyigu hadba si buu xoolaha hadba u gataa mar waa jiilaal mar waa abaar marka qiimaha wuxuu isku baddalaa hadba sida ay xoolaha u yaraadaan amaba u soo kordhaan”.

Qiimo kororkaan ku yimid xoolaha suuqyada Garowe, ayaa waxaa kala mid ah suuqyada kale ee gobollada Puntland, waxaana arrintaan ay ku soo aadaysaa xilli ay socoto daabulkii xoolihii xilliga xajka dalka dibbadiisa loo dhoofin jiray.

Mohamed Abdullahi Kooshin/MG/FM

Previous Post

Goobaha lagu kariyo cunnada bisil ee magaalada Muqdisho oo soo badanaya

Next Post

Dhibaatooyinka uu sababo guurka xilliga hore ah ee gabdhaha

Related Posts

blank
Arrimaha Bulshada

Dhallinyaro dib ula midoobay qoysaskooda markii laga bixiyay daymo ay u xirnaayeen

January 6, 2026
Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab
Arrimaha Bulshada

Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab

June 12, 2025
Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay
Arrimaha Bulshada

Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay

May 15, 2025
Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo
Arrimaha Bulshada

Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo

April 2, 2025
Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar
Arrimaha Bulshada

Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar

April 1, 2025
Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo
Arrimaha Bulshada

Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo

March 20, 2025
Next Post
Dhibaatooyinka uu sababo guurka xilliga hore ah ee gabdhaha

Dhibaatooyinka uu sababo guurka xilliga hore ah ee gabdhaha

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo