Nairobi:- IOM, Hay`adda Caalamiga ah ee socdaalka Adduunka
Bakhti nasiib been abuur ah: IOM waa beenisey
Farriintani waa farriin muhiim ah oo idiinka timid Hay adda Socdaalka adduunka caalamiga ah ee loo yaqaan IOM waxayna ku socotaa dadka somaliyeed.
IOM waxay ogaatay been abuurasho ay sameeyeen ama ay hal abuurkeeda leeyihiin shaqsiyaad iska dhigaya inay yihiin dad ka mid ah shaqaalaha Hay adda IOM. Shaqsiyaadkan ayaa lasoo xiriira ama lasoo xiriirey dad ka mid ah mujtamaca Soomaaliyeed iyagoo dadka u sheegaya in ay ku guuleysteen Bakhtiyaanasiib si ay uga helaan lacag dadka
Shaqsiyaadkan sameynaya been abuurashada, waxay u sheegayaan dadka birmagaydada ah in ay ku guuleysteen bakhtiyaa nasiib loogu qaadi doono Waddamada ay ka mid yihiin ingiriska, Maraykanka, Kanada ama ustareeliya
Fadlan ogow dadkani telefoonnada dadka u soo diraya inay yihiin Beeniwaasyo.
IOM malaha mana ka shaqayso wax kasta oo ku saabsan bakhtiyaa nasiib, waxayna halkan iidiinka caddeynaysaa in ay bari ka tahay wax yaabaha lamid ka ah arrintaan
Haddii aad heshid telefoonnada noocan ah, fadlan harumeysan, hana u jawaabin , hana u hogaansaminin codsi kaaga yimid qofdoonaya in aad lacag saas ku siiso. kudabi ama isasaar
Fadlan noo soo tabi akhbaarta telefonada noocan oo kale hadii ah hesho adigaa farriintaada ku soo diraya
Ciwaankagaya oo ah: piunairobi@iom.int
Mahadsanidin
Waxaa ku saxiixan: ———————–