(ERGO) Wasiirka Bay’ada iyo duurjoogta ee Koonfurgalbeed Cali Isaaq Cumar ayaa sheegay in jarista dhirta iyo gubista ay aad uga...
Qaar ka tirsan bareyaasha wax ka dhiga Jaamacadaha ku yaalo magaalada Kismaayo ayaa isku howlay sidii ay talo ula wadaagi...
(ERGO) - Kufsiga gabdhaha yaryar, haweenka uurka leh iyo kuwa da’da ah oo weli ka socda deegaanno ka tirsan gobollada...
(ERGO) - Wasaaradda Cafimaadka ee Jubbaland ayaa bilowday olole caafimaad oo dadka ku dhaqan gobolka Jubadda Hoose lagga daaweeyo xanuunadda,...
Abaabul ay sameeyeen dadka deegaanka Jiingadda oo u dhow Xingalool ayaa suurtageliyay in carruurta qoysaska halkaas deggan oo xoolo-dhaqato ah...
Madaxweynaha Somaliland ayaa 15 April u asteeyay inay noqoto maalinta dhir-beerista, tayeynta iyo horumarinta dhirta. Waa qorshe sida la sheegay...
Dadka ku nool tuulooyinka Buulo khayre iyo Mareereey oo hoos yimaada degmada Balcad ayaa ka cabanaya biyo la’aan ka dib...
Suudaan waxaa ka dhacay Afganbi ay Meletariga dalkaas kula wareegeen hogaanka ka dib banaan-baxyo looga soo horjeeday Madaxweyne Albashiir oo...
Wasaaradda Haweenka iyo Xaquuqul insaanka Koonfur Galbeed ayaa wado mashruuca loogu talo galay awood siinta haweenka Koonfur-Galbeed ee ku saabsan...
Tababar ay iska kaashadeen wasaaradda waxbarashada Galmudug iyo jaamacadda Gaalkacyo ayaa la siiyay dhallinyaro ka qalinjebisay jaamacadaha iyo iskuullada Gaalkacyo...
IDAACADDA 26-MAY-2026 by Radio Ergo




© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo