Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home WARBIXINNO MAQAL AH

Xingalool: Carruur reer miyi ah oo geed hoostiisa wax ku barto

Radio Ergo by Radio Ergo
April 15, 2019
in WARBIXINNO MAQAL AH
0
Xingalool: Carruur reer miyi ah oo geed hoostiisa wax ku barto

Carruur reer miyi ah oo geed hoostiisa wax ku baranayso/Sawir/ Maxamed Saalax

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Abaabul ay sameeyeen dadka deegaanka Jiingadda oo u dhow Xingalool ayaa suurtageliyay in carruurta qoysaska halkaas deggan oo xoolo-dhaqato ah ay markii ugu horreysay helaan waxbarasho. Geed hoostiis oo sabbuurad ay u suran tahay ayay macallimiin mutaddawiciin ah ku baraan qur’aanka, qoraal-akhriska iyo maaddooyin kale.

Carruurtan waxay markii  hore ku mashquulsanaayeen inay qoysaskooda u raacaan xoolaha, balse abaarta oo ceyrteysay darteed hadda waxay hammi iyo rajo wanaagsan oo mustaqbalka ah ka dhex arkaan waxbarashada.

Inkastoo arday badan oo jeclaa inay waxbartaan meel ay fariistaan looga waayay, haddana wuxuu geedku kulmiyaa carruur kala da’ weyn, kuwaas oo qaarkood ka soo lugeeya dhul miyi ah oo cabbaar u jira, sida uu warbixintan ku faahfaahinayo Maxamed Saalax oo ah weriyaha Raadiyo Ergo ee gobolka Sanaag.

 

 

 

 

Previous Post

Olole lagu beerayo 150,000 oo geed oo laga billaabay deegaannada Somaliland

Next Post

IDAACADDA MAANTA, TALAADO 16 APRIL 2019

Related Posts

Roob khasaaro geystay oo ka da’ay Puntland
Masiibooyinka

Duufaanta Gati oo la saadaalinayo inay uga sii dari doonto xaaladda cunto-yari ee Soomaaliya

December 2, 2020
Boqollaal qoys oo ku xoolo waayay abaaraha oo la siiyay deeq xoolo ah
Arrimaha Bulshada

Reer miyiga degmada Cadaado oo loo fududeeyay waxbarashada dadka waaweyn

November 7, 2020
Xaaladda cudurka Koofid-19 ee dalka iyo u dhego-nuglaan-la’aanta dadka ee talooyinka caafimaad
Caafimaadka

Xaaladda cudurka Koofid-19 ee dalka iyo u dhego-nuglaan-la’aanta dadka ee talooyinka caafimaad

October 30, 2020
Baydhabo: Suuq ay sameysteen dad soo barakacay
Arrimaha Bulshada

Hargaysa: Hay’adda Horizon oo dalbaneysa in baaris madax-bannaan lagu sameeyo kiis kufsi ah

July 6, 2020
Qoysas barakac ah oo ku tiirsan shaqooyin ay qabtaan carruurtooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dadaallo looga hortagayo in cudurka Koroona uu ku faafo xeryaha barakaca ee Hargeysa

June 9, 2020
Gedo: Ardayda dhigata dugsiyada Baadheere baa heli doonta quraac joogto ah
WARBIXINNO MAQAL AH

Gedo: Ardayda dhigata dugsiyada Baadheere baa heli doonta quraac joogto ah

March 31, 2020
Next Post

IDAACADDA MAANTA, TALAADO 16 APRIL 2019

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 15-MAY-2026

IDAACADDA 15-MAY-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 15-MAY-2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-MAY-2026
May 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-MAY-2025
May 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-MAY-2026
May 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-MAY-2026
May 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-MAY-2026
May 11, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo