Magaalada Baydhabo waxaa saddexdii toddobaad ee u dambeysay ka dhaqan-galay amar ay soo saartay wasaaradda xannaannada xoolaha kaas oo aan...
Ku soo dhawaada barnaamij toddobaadle ah oo aan uga hadalnno xaaladda ay ku nool yihiin dadka barakacay. Barnaamijka ayaa toddobaadkiiba...
Tuulooyinka Leebow iyo Shinniile ee gobolka Hiiraan horraantii sanadkii hore laga hirgeliyay mashruuc looga hortagayo fatahaadda webiga. Hab casri ah...
(ERGO) - Deegaanka Boocame ee gobolka Sool waxaa ka dhaqan-geliyay go’aan lagu mamnuucay ka ganacsiga iyo adeegsiga bacaha adeegyada lagu...
(ERGO) - Shalay waxaa magaalada Baydhabo ka furmay shir ay isugu imaanayaan wasiirrada waxbrashada ee xukuumadda federaalka ah iyo maamul-goboleedyada,...
Isbitaalka Koonfurta Gaalkacyo ayaa hay’ado samafal oo ka taageeri jiray dawooyinka iyo mushaarka waxay joojiyeen kaalmadii ay siin jireen. Maamulka...
Halkan ka dhegeyso qiimaha xoolaha nool ee seyladda Magaalada Baardheere. Waxaa soo jeedinaya Cabdifataax Maxamed Mukhtaar. .
Qalliimada dhab-xanaga iyo farruuryaha oo ay ka faaiidaysanayaan ku dhowaad 200 oo bukaan ayaa Axaddii la soo dhaafay ka bilawday...
IDAACADDA 26-MAY-2026 by Radio Ergo




© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo