Beero ku yaala duleedka Xero dhagaxley oo hobyo u jirta 60 Km ayaa baaba’ay kadib markii uu cayayaan galay. Beerahan...
Xaalad biyo yari oo aad u daran ayaa laga soo sheegayaa degmada Taleex ee gobolka Sool iyo tuulooyin hoostaga. Biyo...
Sanadkan waxaa la qorsheynayaa in Soomaaliya dib loogu celiyo ilaa Toban kun oo qaxooti Soomaali ah oo ku nool dalka...
Wasaaradda Caafimaadka ee dowlad goboleedka Puntland ayaa ka digaysa in Qaaxadu halis wayn ku tahay taranka dadka iyo kobaca dhaqaalaha....
Waxaa si weyn looga deyrinayaa wax soo saarka xijiga iyo maydiga oo si weyn uga baxo deegaanno ka tirsan gobollada...
Tan iyo billowgii bishan aynu ku jirno ee Maarso waxaa dadku ku iibsanayeen qiimaha raashin lacag ka sareysa heerkii hore...
Adeegyada iyo daryeelka caafimaad ee ay helaan hooyooyinka iyo dhallaanka ee xerada qaxootoga Xagardheere ayaa kordhay, taasoo ay ugu wacan...
Halkan ka dhegeyso qiimaha xoolaha nool ee seylada Dhahar ee gobolka Sanaag. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Saalax.
Kumanaan qoys oo isugu jira xoolo-dhaqato iyo beeralay ayaa kasoo hayaamay qeyb ka mid ah gobolada Bay iyo Bakool oo...
Labo sanno kahor, hal gabadh oo keli ah ayaa wax ka dhigi jirtay dugsiyada waxbarashada aas-aasiga ah magaalada Kismaayo. Laakiin...
IDAACADDA 26-MAY-2026 by Radio Ergo




© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo