Halkan ka dhegeyso qiimaha xoolaha nool ee suuqa magaalada Jigjiga ee xarunta ismaamulka Soomaalida. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Khaliif oo...
Ilaa 25 kun oo arday ayaanan u waxbarasho tagin iskuullada ku yaala magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug, iskuullada magaaladaasi xiran...
Beeraleyda deegaannada Somaliland ee ay u soo go'een dalagyadii ay abuurteen xilli roobaadkii la soo dhaafay ee Deyrta iyo kii...
Dowladda Itoobiya ayaa ansixisay xeer cusub oo u oggolaanaya dadka qaxootiga ah inay si sharci ah uga shaqeystaan dalkaas. Itoobiya...
Boqolaal dhallinyarro ah oo shaqo la'aan ku heysatay magaalada Kismaayo ayaa la siiyay shan boqol oo kun oo doolar si...
Ol-ole ay waddo wasaaradda caafimaadka dowladda Soomaaliya oo kaa shanaysa hay'ado caalami ah ayaa loogu talo galay in haweenka ku...
Muxubo Ciise oo ku nool tuulada Sinujiif oo 60km dhinaca bari ka jirta Garowe, waxay ku faraxsan tahay in ay...
Labo arday oo ka baxay kulliyadaha beeraha iyo xoolaha ee jaamacadda Jasiira ee magaalada Muqdisho ayaa tababar caws beeris ah...
Wajaale waxaa ka socda adeeg caafimaad oo bilaash ah oo ay iska kaashanayaan wasaadaha caafimaadka ee Soomaaliland iyo Dowlad deegaanka...
Kumannaan qoys oo ku barakacay colaaddii Dhumay iyo Dharkeyn saddex bilood ka hor ayaa halis ugu jiro harraad iyo cunto...
IDAACADDA 26-MAY-2026 by Radio Ergo




© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo