Degaanno ka tirsan bariga gobollada Togdheer iyo Saaxil ayaa weli ka taagan tahay abaar darani, gudoomiye kuxigeenka Togdheer Maxamed Diiriye...
Degmada Wajaale oo ku taal xadka Ethiopia iyo Somaliland ayaa suuqeedii ganacsiga waxaa baabi'iyey dab habeen hore ka kacay.Xog ururin...
Saddex sano oo abaari ka jirtay ayaa keenay in dadkii xoolihii ka dhamaadaan, deegaanka Xagal oo qiyaastii 125km dhinaca bari...
Roob-yarida oo keliya sabab uma aha abaaraha daba dheeraaday ee ku soo noqnoqday Soomaaliya, sida ay sheegtay daraasad uu 29-kii...
Dad gaaraya 450 qoys ayaa ku aqallo beelay roobab xoog leh oo toddobaadyadii u dambeeyay ka da’ayay degmada Caabudwaaq ee...
Ugu yaraan afar boqol oo qoys ayaa guryahooda uga barakacay daad ka dhashay roob mahiigaan ah oo Beledweyn ka da’ay...
Dad lagu qiyaasay 8 boqol oo qoys oo xoolo-dhaqato ah oo horay abaarta uga hayaamay ayaa hadda dib ugu laabtay...
Saadaasha xilli roobaadka Deyrta sanadka 2012ka Oktoobar – Nofambar. Waxay saadaashu sheegaysaa in cimilada xilli roobaadka Deyrta inta u dhaxeysa...
Qoysaska xoolo dhaqatada ah ee ku nool deegaanka Dagaari oo ka tirsan gobolka Mudug ayay saameyn ku yeelatay abaarta. In...
Tuulooyinka Daabley, Meykaa, reebay, Bur caro, Caano maal, Buraa, Bursagaar, Qadiidaa iyo Reysqode ayaa harraadka ugu daran laga soo sheegayaa....
IDAACADDA 28-APR-2026 by Radio Ergo




© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo