Sucaad Maxamuud Cali waxay Canada ku noolayd in ka badan 23 sano, waxay baratay caafimaadka waana shaybaariiste. waxay hindisay nooc...
Axmed Cabdi Maxamed, waa nin dhallinyaro ah oo ku nool tuulada Gaatamo ee gobolka Togdheer. Wuxuu farriin noogu reebay lambarka...
Deegaannada Soomaalida gaar ahaan dhulalka miyiga, way ka dhaqan duwanaayeen mar kastaba magaalooyinka. Haddaan ka eegno dhanka guurka, gabdhaha miyiga...
Maxamed Saylici, waa nin uu asalkiisu Hindi yahay, laakiin ku nool Hargeysa. Saylici waa dhowr iyo sideetan jir, isaga oo...
Ma u maleysaa in heesta 'Maxaa Luray Naftaadii' ee ay qaado Hibo Nuura Abwaankii sameeyay inuu ku tebinayay jaceyl uu...
Maxamuud Qalinle Liibaan waa ranjiile ku nool magaalada Hargeysa, wuxuu xirfaddaas ku shaqeysanayay 45-kii sano ee u dambeeyay. 1969-kii ayaa ...
Dadku marka ay maqlaan Aw-daangow, inta badan waxay sawiranayaan ruwaayadaha qosolka leh ee uu sameyo, balse Aw-daango, magaciisa waa Ibraahim...
Sheekh Maxamed Guulleed Keynaan waa dhowr iyo sagaashan jir waxa uu ku nool yahay magaalada Cadaado. Weriyaha Ergo Axmed Cabdisalaan...
Yuusuf Cismaan Cabdilaahi (Shaacir) waa abwaan, qoraa iyo suugaan dhaadhi ku nool magaalada Hargeysa oo arrimaha dhaqanka iyo suugaanta ku...
Xasan Ismaaciil Uur-cade oo dad badan u yaqaannaan (Tuse Tilmaame Aw-toosiye), dugsiga hoose dhexe markii uu ahaa fasalka afraad sanadihii...
IDAACADDA 29-APR-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo