Cilmi Jaamac Xasan, waa 65 jir ku nool tuulada ilka-cadeys, ee dhulka saraarta loo yaqaano ee gobolka Togdheer, waxayna magaalada...
Cabdiraxmaan Cabdullaahi Nuune (Iidle-yare) waa fannaan ku nool magaalada nairobi ee dalka kenya, waxaa jiro mid ka mid ah heesaha...
Weligaa ma aragtay in ka badan kun shimcirood, oo goob kaliya lagu wada xannaaneynayo, oo waxaa taas dheer dhowr boqol...
Xubinta Maad iyo Maaweelo waxaan ku soo qaadannaa waxyaabaha qosolka, maadda iyo la-yaabka leh. toddobaadkaan waxaan ku soo qaadanaynaa; Nin...
352 dhallinyaro ay da'doodu u dhexeyso 12 ilaa 17 sano ayaa Talaadadi tartan kubadda cagta ah looga furay magaalada Garoowe....
Xasan Jaamac Qodax (Gacan) waa fanaan ku nool magaalada Hargeysa, isagoo qaadka ka ganacsado ayuu fankana dhinac kaga jiray. Sanadkii...
Ilyaas Xasan Rooble (Qarni), waa fannaan ku nool magaalada Kismaayo, wuxuu qaaday hees qiso cajiib ah leh. Qasadu isaga ayay...
Cabdiraxmaan Cali Jaamac (Heelo), waa abwaan da’yar oo ku nool magaalada Burco, wuxuu badelaa heesaha qaar, weliba kuwooda loogu dhegeysiga...
Dhegeyso Xubinta Maad iyo Maaweelo, oo toddobaad kasta aan ku soo qaadanno qodobbo xiiso leh. Qodobada maanta ee xubinta waxay...
Abwaan Cumar Cabdi Faarah (Jeelle) waa abwaan ku nool magaalada Kismaayo. Noloshiisii hore ee carruurnimada ilaa waqtigiisii dhallinyaronimo wuxuu ku...
IDAACADDA 30-APR-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo