Abwaan Cumar Cabdi Faarah (Jeelle) waa abwaan ku nool magaalada Kismaayo. Noloshiisii hore ee carruurnimada ilaa waqtigiisii dhallinyaronimo wuxuu ku soo qaatay miyiga, wuxuu ka mid ahaa barbaarta suugaanta tiriya marka dhallintu cayaaro iyo caweys isugu yimaadaan. Sugaantiisi waxay ku caawisay inuu ku hanto gabadhii noqotay xaaskiisa iminka. Weriyaheenna Kismaayo Axmed Maxamed Cabdi (Toronto).






