Dhegeyso Xubinta Maad iyo Maaweelo, oo toddobaad kasta aan ku soo qaadanno qodobbo xiiso leh. Qodobada maanta ee xubinta waxay ku saabsan yihiin wiil u dhashay Shiinaha oo guursaday haweeney hooyadiis ay halsano ka weyn tahay iyo maqaayad ku taalla Japan oo loo sameeyay dacas dadka macaamiisha ah haga, oo taayarro leh sida gawaarida. Waxaa soo jeedinaya Cabdixamiid Cabdicasiis iyo Weris Maxamed.