Xubinta Maad iyo Maaweelo waxaan ku soo qaadannaa waxyaabaha qosolka, maadda iyo la-yaabka leh. toddobaadkaan waxaan ku soo qaadanaynaa;
Nin burcad ay boolisku aad u doon doonayeen, oo kalkaaliyeyaal caafimaad u af-duubay si ay dad danyar ah u talaalaan, iyo
Saddex wiil oo mataano ah, oo aan isla korin laakiin marki ay jaamacadda ku kulmeen ay layaab ku noqotay