Gobol walba oo Soomaaliya ah dadka ku nool waxay leeyihiin cayaaro iyo dhaqamo u gaar ah, ama ay la wadaagaan...
Dhaqamada Soomaalida waxaa ka mid ah in xilliyada barwaaqada ay dhallinyaradu cayaar habeen ah isugu tagaan, oo ay cayaaraan iyaga...
Allaha u naxariistee fanaanadii Soomaaliyeed ee Sahra Axmed Jaamac ayaa ku geeriyootay magaalada Hargeysa Arbacadi la so dhaafay. Sahra waxay dhalatay...
Xubinta maad iyo maaweelo, waxaan ku soo qaadaneynaa, Jilaaga caanka ah ee reer Hindiya, Salman Khan, oo xarig ku muteystay...
Aadan Cabdi Maxamed, Waa 64-jir ku nool Xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab, yaraantiisii Wuxuu ahaa reer Guuraa ku noolaa gobolada Bay...
Haddii aan dib ugu laabanno sooyaalka taariikheed ee geela iyo xilliyada horraanta gu’ga, ee uu u baxsado meelaha uu roobku...
Soomaalidu oo ah bulsho hadalka wax ku gudbisa, wixii ku cusubna ku cabirta Suugaanta ayaa markii u horreysa ee ay...
Dhegeyso Xubinta Maad iyo Maaweelo oo toddabaadkiba aan mar ku soo qaadanno dhacdooyinka la yaabka, maadda iyo qosolka leh. Maanta...
Shuceyb Cabdiraxmaan Muxumed waa 17 sano jir ku nool magaalada Hargeysa, waa hal-abuur curiya suugaanta maansooyinka, Jacburka, riwaayada iyo Badalida...
Haddii gabdhaha Soomaalida xilliyadii hore lagu amaani jiray, fardaha, geela, deegaanka, xilliyada barwaaqada iyo waxyaabo kale. Hadda waxaa soo kordhay...
IDAACADDA 30-APR-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo