Khadar Cawil Nuur oo ah wiil dhallinyaro ah oo ku nool magaalada Hargeysa, waxaa uu curiyaa maansooyin iyo suugaan noocyo...
Daahir Cali Suudi waa Abwaan ku nool degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud, waxa uu gabayo iyo maansooyin ka tiriyaa hadba...
Waxaa si wada jir ah u soo jeedinaya Weris Maxamed iyo Cabdixamiid Cabdul-casiis.
Ayuub Muqtaar Maxamed oo ah fannaan qaada qasiiddooyinka ayaa sameeyay bisha barakaysan ee ramadaan awgeed qasiidddooyin uu uga hadalayo fadliga...
Cabdullaahi Cali Maxamed oo ka mid ah beeroleyda gobolka Shabeellaha dhexe waxaa ka baaqaaday muddo sadddex gu’ ah guurka gabar...
Farxaan Daahir Cabdi waa 25 jir aragga naafo ka ah. Hadda wuxuu ku nool yahay Burco, laakiin waa nin kolba...
Waa arrin mar la arag ah in xayawaan ugaarsato ah uu la saaxiibo xayawaanki uu ugaarsanayay. Magaalada Hargeysa sanadihii 1980-kii...
Gabdho dhallinyaro ah oo ku nool magaalada Boorama, ayaa sameeyay hab qashinka magaalada looga ilaalinayo in lagu daadiyo waddooyinka dhexdooda....
Markaad maqasha abwaan, ama qof suugaan sameeyo, waxaad sawiraneysaa oday ama qof ka sii daba dhow, laakiin ilmo yar oo...
Cabdullaahi Abuukar Adan waxa uu ka mid yahay ragga dheela, isla markaana qaada hees hableedka, cayaarta la yiraahdo. Waa ciyaar...
IDAACADDA 30-APR-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo