Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Madaddaallada Ergo Hibada iyo hal abbuurka

Cabdullaahi Abuukar, oo ka sheekeynaya hees hableed, kuwa dhaqanka ah

Radio Ergo by Radio Ergo
May 7, 2018
in Hibada iyo hal abbuurka, Madaddaallada Ergo
0
blank

Photo | keyd/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Cabdullaahi Abuukar Adan waxa uu ka mid yahay ragga dheela, isla markaana qaada hees hableedka, cayaarta la yiraahdo. Waa ciyaar ragga iyo dumarku ay wada ciyaaraan. Cabdullaahi markiisii hore kabeebeyda ayuu caan ku ahaa oo uu tumi jiray, laakiin markii danbe dhanka hees hableedka ayuu u wareegy, sababtuna waxay ahayd, waxaa yaraaday dadka cayaartan ka heesa ama dheela gudaha Afgooye oo ay caan ka ahayd.

Ciyaartaan waxaa laga dheelaa aroosyada, iyadoo wiilka iyo gabdha is aroosayo heeso amaan ah loo qaado, xitaa dadka kasoo qeybgalo ayaa lagu amaanaa. Weriyaha Ergo Maxamede Cabdi Xasan ayaa Cabdullaahi kala sheekeystay cayaartaas iyo sida looga xiiseeyo gudaha Afgooye.

https://radioergo.org/wp-content/uploads/2018/05/Laashin-Cabdullahi-Abuukar-aadan-.mp3
Previous Post

Cayaar fallaar-tuur la yiraahdo oo laga dheelo Shabeellaha dhexe

Next Post

Kumannaan arday ah oo ay waxbarashada ka hakisay xirista xerada IFO2

Related Posts

Sanaag: Meherad qofka sheekeeya uu dadka oo dhan Shaaha u shubo
Arrimaha Bulshada

Sanaag: Meherad qofka sheekeeya uu dadka oo dhan Shaaha u shubo

January 14, 2020
Geeljire hore oo ka sheekaynaya nolashisi hore
Hibada iyo hal abbuurka

Dhegeyso qaar ka mid ah heeso carruureedka

February 17, 2019
Geeljire hore oo ka sheekaynaya nolashisi hore
Madaddaallada Ergo

Kaalinti uu fanka kulaa ololihii waxbarashada far-Soomaaliga

February 17, 2019
Geeljire hore oo ka sheekaynaya nolashisi hore
Hibada iyo hal abbuurka

Halkan ka dhegeyso sheekada Lama Huraan

February 17, 2019
Maad iyo maaweelo

Waxaa la i yaqaanaa ninki idaacadaha dhegeysan jiray

February 17, 2019
Gurceel: Tuulooyinka qaar in geed la fuulo mooyee teleefoon laguma hadli karo
Maad iyo maaweelo

Gurceel: Tuulooyinka qaar in geed la fuulo mooyee teleefoon laguma hadli karo

February 10, 2019
Next Post
blank

Kumannaan arday ah oo ay waxbarashada ka hakisay xirista xerada IFO2

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 14-MAY-2025

IDAACADDA 14-MAY-2025 by Radio Ergo

IDAACADDA 14-MAY-2025
Episode play icon
IDAACADDA 14-MAY-2025
May 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-MAY-2026
May 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-MAY-2026
May 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-MAY-2026
May 11, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-MAY-2026
May 10, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo