Daahir Cali Suudi waa Abwaan ku nool degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud, waxa uu gabayo iyo maansooyin ka tiriyaa hadba xaaladda bulshada soomaaliyeed ay ku sugantahay wariyaha Ergo ee Cadaado Xasan Maxamed Cismaan ayaa ka waraystay waayihiisa Abwaanimo.






