Dhegeyso Xubinta Maad iyo Maaweelo oo toddabaadkiba aan mar ku soo qaadanno dhacdooyinka la yaabka, maadda iyo qosolka leh. Maanta waxaan ku soo qaadaneynaa; Haweeney Masaari ah oo maxmad ka dalbatay in la furo, kaddib markii cadaadis dhanka cuntada ah ay kala kulantay ninkeeda, iyo Nin u dhashay Hindiya, oo gabadhi uu aroosayay ay uga carartay inay bidaari gali rabto. Waxaa soo jeedinaya Cabdixamiid Cabdicasiis iyo Weris Maxamed.