(ERGO) Qaali Sahal Mire waa hooyo 45 jir ah, haysata 7 carruur ah, waa tababare kalluumaysi oo haween Warsheekh ku...
Rukhiya Cabdullaahi Xuseen waxay baadi-goob ugu jirtaa wax kasta oo aqalkeeda ay dusha ka saari karto oo ka ilaalin kara...
Ergo: Beeraleyda ku nool afar tuulo oo hoos tagta degmada Jowhar ee gobolka Shabeelaha dhexe, ayaa laga caawinayaa dib u...
Haweenka ku nool deegaannada Puntland, ayaa dadaal weyn ugu jira sidii qoondo wanaagsan ay uga heli lahaayeen doorashada baarlamaanka ee...
Dadka ku nool xaafado ku yaalla galbeedka deegaanka Wisil ee gobolka Mudug, oo 60 km u jirta dagmada Hobyo ayaa...
(ERGO) - Nasro Xaaji Maxamuud, waa hooyo dhashay shan carruur ah, waxay ka welwelsan tahay sidii ay isaga bixin lahayd...
Anwar Aadan Faarax oo 54 jir ah kuna nool magaalada Hargeysa, waa farsamo yaqaan dhinaca dhismaha ah, wuxuu qaataa qandaraasyada....
Kun iyo saddex boqol oo qoys oo joogo degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe oo ka barakacay tuulooyin hoos yimaada...
(ERGO) - Asli Xirsi Maxamed oo lixdan jir ah, waxay ka mid tahay beeraleyda Isku-shuban. Waxay sanad ka hor bilowday...
In ka badan kun qoys oo ka barakacay deegaanno ka tirsan gobolka Hiiraan ayaa toddobaadkan gaaray degmada Jalalaqsi ee gobolka...
IDAACADDA 06-MAY-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo