ERGO- Kontan iyo afar arday oo tan iyo sannadkii 2016 ka baxay dugsiga hoose/dhexe ee dhagoolayaasha ee magaalada Burco ayaa...
Toddoba haween ah, ayaa umul raac ugu geeriyootay degmada Warshiikh ee gobolka Shabeellaha dhexe tan iyo bishii September ee sannadkan....
Nidaamka dhiig kaydinta oo aan ka jirin isbitaalka guud ee magaalada Gaalkacyo ayaa keentay in la diyaariyo dhallinyaro si tabaruucaad...
Shariifo Nuurey waa hooyo wada 8 carruur ah, waxay ku sugan tahay xerada qaxootiga ee IFO, iyada iyo shan carruur...
(ERGO) Cumar Daahir Cismaan oo 24 jir ah, horay wuxuu u ahaa xoolo dhaqato, wuxuuse hadda ka shaqeeyaa xanaanaynta shinida...
Maamulka Waaciye ee gobolka Bari ee Puntland, ayaa waxbarasho bilaash ah ugu deeqay in ka badan 50 caruur ah oo...
Qoysaska gata caanaha lo’da laga soo liso waxay si maalinle ah uga soo gataan suuqyada iyagoo kar-kariya caanaha maalintii labo...
(ERGO) - Kow iyo toban carruur ahaa ayaa geeriyootay in ka badan afartan kalena way la xanuunsan yihiin, kaddib markii...
Sanad walba maanta oo kale waxaa caalamka laga xusaa maalinka tallaalka dabeysha, oo lagu soo bandhigo wax yeellada cudurka ugeysto...
Magaalada Marka oo mudo lix sano ah dagaal laba qabiil u dhexeeyaa ka socday ayaa heshiis nabad laga gaaray 10kii...
IDAACADDA 06-MAY-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo