(ERGO) - Ruqiyo Xasan Maxamed waa 25 hooyo u ah 3 carruur ah, waxay nolosha qoyskeeda ku maareysaa $40 oo...
Beeralayda yar yar ee Garowe ayaa tamarta cadceedda uga faa’iidaysanaya waraabka beerahooda bishii Agoosto ee 2018, tanoo uga qarash jaban...
(ERGO) - Hawl wadeeno caafimaad ayaa bilaabay adeegyo isbitaal wareeg ah oo ay bukaanada ugu tegayaan guryahooda, kadibna daaweynayaan, hanaankaan...
Somaliland ayaa markii ugu horeysay yeelatey kayd raashin iyo Calafka xoolaha. Lix kun oo tan oo isugu jirta hadhuudh iyo...
Shamso Maxamed Nuur oo ah hooyo haysata lix carruur ah, waxay ka mid tahay hooyooyinka caafimaad ahaan ugu tiirsanaa xarunta...
Dhalinyaro wax ka barata jaamacadda magaalada Ceerigaabo iyo kuwa dhigta dugsiyada sare, ayaa maalin kasta oo jimco ah waxay adeeg...
ERGO - 120 arday oo 75 kamid ah ay yihiin gabdho, ayaa ka faa’iideysanayo saddex iskuul oo bixinayo waxbarasho nooca...
Bukaanno dawadii ay ka qaadan jireen isbitaalka xerada Dhagaxley, oo ka tirsan xeryaha Dhadhaab ee gobolka waqooyi-bari ee Kenya ay...
Dad badan oo abaarta iyo biyo la’aanta ku barakacay waxay fursad wanaagsan u arkaan inay dib ugu noqdaan deegaannadii iyo...
Toddobo iyo labaatan qoys oo ka soo cararay colaadaha u dhexeeya Soomaalida iyo Oromada ee dalka Itoobiya oo ku sugan...
IDAACADDA 07-MAY-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo