(ERGO) - Wasaaradda Horumarinta Biyaha Somaliland ayaa ka hirgelisay laba iyo soddon dhaam deegaannada Qoolcaday, Sallaxley, Baligubadle, Gubmburaha, Balicabane, Go’da...
(ERGO) – Xoola-dhaqato beeralayda Puntland ayaa iminka sii xoojinaya hab ay dhowaan bilaabeen oo ah sidii ay uga gubi lahaayen...
Deegaanno ka mid ah Galgaduud, Nugaal iyo Sool ayaa lagu arkay ayax ku dul fariistay dhul-daaqsimeed iyo beero caws ah,...
Beeralayda ku nool deegaanno ka tirsan gobollada Awdal iyo Salal ee Soomaaliland ayaa ka cabanaya koronkortii uu reebay ayaxii sanadkii...
Beeralayda gobolka Galgaduud ayaa waxay diyaargarow xoog leh ugu jiraan sidii ay uga hortagi lahaayeen koronkorradii uu reebay ayaxii ku...
Ku dhawaad 2.2 milyan (Laba milyan iyo laba boqol oo kun) oo ari ah ayaa la beegsanayaa in laga talaalo...
Boqolaal qoys oo isugu jira beeraley iyo xoola dhaqato ayaa ka barakacay deegaanka Oodagooye ee koonfurta gobolka Sool, kadib markii...
Ayax tiro badan ayaa kusoo duulay beeraha iyo dhul daaqsimeedka 22 tuulo oo kuyaala koonfurta degmada Baardheere ee gobolka Gedo...
Wasaaradda beeraha iyo xanaanada xoolaha ee ismaamulka Gaarisa ee Kenya ayaa sheegaysa in xanuun sanka dhiig ka keenaya adhiga uu...
(ERGO) – Beeraleyda ku dhaqan gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya oo dhowaan ay waxyeelo gaarsiiyeen faratahaadii uu sameeyey webiga Shabelle...
IDAACADDA 22-APR-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo