Haweenkan oo tiradoodu ay boqol gaarayso, ayaa ganacsiyo yar yar ka samaystay gudaha degmada Doolow ee gobolka Gedo. Maamulka degmada...
Dumar badan oo ah kuwii ku soo barakacay abaarihii u dambeeyay ka Somaliland, oo hadda ku nool kaam ku yaalla...
Qoysaskan oo kun gaaraya ayaa mid walba loo dhisay aqal laba qol ka kooban. Waxaan arrintaas iska kaashaday waaxda barakacayaasha...
(ERGO) - Rayaan Organic ayaa sanadkii labaad soo saaraysa kareemada jirka iyo saliidaha madaxa. Shirkadda oo fadhigeedu yahay Hargaysa ayaa...
(ERGO) - Kun qoys oo ku cayroobay abaarihii labadii sano ee u dambeeyey ka jiray Somaliland ayaa markii u horraysay...
(ERGO) – Kun qoys oo ku cayroobay abaarihii labadii sano ee u dambeeyey ka jiray Somaliland ayaa markii u horraysay bishii...
Cabdilaahi Jimcaale Cadow oo ah madaxa wacyi gelinta dhinaca caafimaadka hay'adda takhaatiirta aan xuduudda lahayn ee MSF u qaabilsan xeryaha...
(ERGO) - Toddobo kun oo qoys oo ah beeraleyda ay abaarta saameysay ee ku nool xeryaha lagu barakacay ee magaalooyinka maamulka...
(ERGO) - Aadan Cabdi oo ah 20 jir labada lugood ka wada guban ayuu qoyskiisu ka mid yahay dad hor leh...
Xeryaha lagu barakacay ee duleedada Muqdisho waxaa imanaya dad cusub oo ka soo barakacaya meelo kala duwan oo gobolka Shabeellaha...
IDAACADDA 26-MAY-2026 by Radio Ergo




© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo