Boqolaal dhallinyarro ah oo shaqo la'aan ku heysatay magaalada Kismaayo ayaa la siiyay shan boqol oo kun oo doolar si...
Dowladda Soomaaliya ayaa dhowaan shati kalluumeysi siisay shirkad laga leeyahay dalka Shiinaha oo badaha Soomaaliya ka qaadan doonto kalluunka Tuuna....
Xoolo-dhaqatada ku nool deleedka Garoowe ayaa sheegay in gaadiidka dhagaxa gura ay sababeen in dooxooyinkii ay xoolaha daaqsan jireen xilliyada...
(ERGO) - Cali Cabdulle Maxamed oo 50 neef oo ari ah ku dhaqdo miyi 11 km u jiro deegaanka Gidheys...
Dad lagu qiyaasay labo kun oo qoys oo ku nool deegaanka Gidheys ee gobolka Galgaduud ayaa ka faa'iideysanaya ceel riig...
(ERGO) - Labo boqol iyo siddeetan qoys oo xoolo-dhaqato ayaa muddo bil gudaheeda ah ka guuray tuulada Wayaamo-jibriil oo 120...
Tuulada Wayaamo-jibriil oo hoostagta degmada Gaaris ayay ka guureen dad gaaraya 280 qoys oo ah xoolo-dhaqatadii deegaanka. Biyo la'aanta ayaa...
(ERGO) - Faadumo Cali Xaashi oo qoyskeedu ka kooban yahay toddobo qof, waxay 48-kii saacadoodba isticmaalaan 20 liitar oo biyo...
In ka badan afartan tuulo oo ka tirsan Dhuusomarreeb ayay ka jirtaan biyo yaraan saameyn ku yeelatay xoolo-dhaqatada iyo dadka...
(ERGO) - Labo kun iyo siddeed boqol oo xarumo ganacsi oo ku yaalla magaalooyinka Gaalkacyo, Cadaado, Dhuusamarreeb iyo Guriceel ayaa...
IDAACADDA 24-NOV 2026 by Radio Ergo




© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo