Galgaduud: Dhallinyaro macallimiin noqday oo helay dhaqaale ay ku dhigtaan jaamacaddaha
(ERGO) - Bile Cali Cismaan oo shaqo macallinnimo ka helay bishii July ee sanadkan iskuulka hoose iyo dhexe ee Hog-dugaag ayaa awood u yeeshay in uu ku biiro heerka koobaad...
Read more












