Dhallinyarada Burco oo qaab cajiib ah u badelo heesa
Cabdiraxmaan Cali Jaamac (Heelo), waa abwaan da’yar oo ku nool magaalada Burco, wuxuu badelaa heesaha qaar, weliba kuwooda loogu dhegeysiga badan yahay, ama bulshadu markaa hadal hayso. Waxaa la kulmay...
Read more










