Hay'adda qaxootiga ee Qaramada Midoobay ee Unhcr ayaa shalay si toos ah ugu dhawaaqday in 31-ka bisha March ee soo socoto la xirayo xerada IFO 2, oo la aasaasay sanadkii...
Read more(ERGO) - Dad gaaraya 380 qoys oo ku noolaa xeryaha lagu barakacay ee deegaanka Xaarxaarka oo 10 km koonfur ka xiga Gaalkacyo ayaa tan iyo bartamihii bishii hore u guuray dhul...
Read moreIn kabadan 350 qoys ayaa degay dhul degmeysiin ah oo ku yaalla deegaanka Xaarxaarka ee duleedka Gaalkacyo. Dhulkaan wuxuu ahaan doonaa mid iyagu ay leeyihiin. Waxayna dadkaan ahaayeen dadkii ku...
Read more(ERGO) - Konton iyo kow qof ayaa hadda cudurka jadeecada u jiifa deegaanka Yadagta oo qiyaastii dhanka Waqooyi 120 km kaga beegan magaalada Burco ee gobolka Togdheer. Dadka oo isugu jira...
Read moreBiyo-yari ayaa magaalada Baydhabo ka jirta labadii toddobaad ee u dambeysay. Saddex ka tirsan afartii ceel ee ugu waaweyneyd magaalada ayaa shaqada joojiyay biyo-yarida awgeed. Waxaa ciriiri siyaado ah laga...
Read moreTallaalka la hortagga cudurka daacuunka ayaa markii ugu horreysay laga billaabay degmada Afmadow iyo deegaanno hoostaga. Waxaa qorshuhu yahay in tallaalka la gaarsiiyo dad ka badan 104 kun oo qof....
Read more“Haweenka Soomaaliyeed ee horseeday isbeddelka siyaasadeed, dhaqan iyo dhaqaale” – Tee baad u soo xuli lahayd in lagu soo qoro bogga ugu weyn adduunka ee ay ku keydsan yihiin xogta...
Read moreXoolo-dhaqato-beeralleyda ku nool deegaanka Geed-balaadh, oo 250km u jira degmada Gebilley ee gobolka Waqyii-galbeed ee Somaliland ayaa ka cabanaya roob ayraanta oo saameyn ku yeelatay. Maxamed Cabdisamad Qalinle oo ka...
Read moreIn ka badan kun iyo todobo boqol oo beeraleey oo ku kala sugan degmooyinka Balcad, Afgooye iyo Aw-dheegle ayaa ka faa’deystay mashruuc lagu hormarinayo habka abuurka dalagga beeraha. Beeraleyda galeyda...
Read more


© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo