Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Masiibooyinka

Roob daad sababay oo barakiciyay qoysas ku nool degmada Guna-gado ee gobolka Jarar

Radio Ergo by Radio Ergo
April 28, 2021
in Masiibooyinka, Wararkii u Danbeeyay
0
QOYSAS ISAGA GUURAY XAAFADAHA WEBIGA KA AGDHOW EE MAGAALADA BELEDWEYNE

Keydka sawirradda/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

(ERGO) – Roob watay dabaylo iyo daad oo habeenkii Jimciha ka da’ay degmada Guna-Gado ee dowlad deegaanka Soomaalida ayaa waxaa ku barakacay 824 qoys halka ay ku le’edeen 1,500 oo ari ah iyo 25 oo lo’ ah.

Badal Axmed Sagal oo ka mid ah dadka xoolo dhaqatada ah ee uu saameeyay roobkan ayaa ku waayey daadka 10 ka mid ah 20 neef oo ari ah, kuwaas oo uu ku dhaqanaayay xaafadda sadexaad ee degmada Guna-Gado.

“Ani iyo carruurtii meel cidla ah ayaan taaganahay. Waxaan taaganahay iridka aqalkii ay biyaha noogu soo galeen. Tobankii ari ee dhintay bakhtigooda banaanka ayaan ku soo tuurey. Kuwii haray qaar ayaa sakaraad ah,” ayuu yiri Badal oo Raadiyo Ergo khadka teleefoonka ugu warramay.

“Hadaddaan aan ku la hadlaayo arladi ma arkaayo biyo cad ma ogi.”

Badal ayaa xusay in asaga iyo carruurtiisa ay jimcihii ku waa bariisteen taagnaan aqalkooda dhexdiisa ah cabsi ay ka qabeen in daadka qaado awgeed. Wuxuu sidoo kale sheegay in daadku ka qaaday cunto yar oo ay keyd ahaan u haysteen oo uu reerka karsani jiray.

“Aad baan isaga jilicsannahay, xilli soon ah waan joognaa. Caruurta wax ay cunaan uma hayo hataan,” ayuu yiri Badal.

Daadka uu roobku sababay ayaa kala tagay maacuuniti iyo agabki jiifka. Badal ayaa sheegay in roobku uu si kadis ah ku helay oo uu ku mashquulay badbaadinta carruurta iyo xoolaha.

Madaxa xafiiska maaraynta khataraha masiibooyinka ee degmada Guna-Gado ee gobolka Jarar, Abshir Axmed Muxumed, ayaa sheegay inay jiraan qoysas ka barakacay daadadka. Wuxuu sheegay in saddex ka mid ah xaafadaha ay daadku si uu si aad ah u saameeyay.

Abshir ayaa sheegay in xafiiskiisa uu diwaangeliyay qaoysas gaaraaya 824 kuwaas oo ka barakacay guryahooda.

“Waxay nagu qaadatay 24 saac in aan ogaanno dhibaatooyinka ka dhashay roobka. wuxuu roobku saameeyay guryihii qoysaska iyo xoolo dhaqatada,” ayuu yiri Abshir.

Dabayshi la socotay roobka ayaa guryaha qaar jiingadaha ka qaadey kuwaasi oo ay daadaku sii qaadeen. Qoysaska ayaa ka war helay ayagoo dhex fadhiya guryo aan jiingado lahayn.

Abshir ayaa sheegay in xafiiskiisa uu kaliyaha awooday in uu gargaar isugu jira raashin, bustooyin iyo teendhooyin u qaybiyo 400 oo qoys oo ka tirsan 800-dda boqol ee qoys ee uu daadku saameeyay.

“Wali ilaa iyo 424 qoys ayaa caawinaad u baahan, balse wixii aan haynnay waxay  ku filnaadeen afar boqol oo qoys,” ayuu yiri.

Previous Post

Masjid ku yaalla Qardho oo looga dhaqmo nidaamka ka hortagga faafista Koroona

Next Post

Cadaado: Goobaha ganacsiga oo joojiyay deymaha ay siin jireen xoolo dhaqatada

Related Posts

Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar

May 15, 2026
Burbur ganacsi iyo nolol xumo ka dhashay hakad ku yimid isticmaalka lacagta dalka
Wararkii u Danbeeyay

Burbur ganacsi iyo nolol xumo ka dhashay hakad ku yimid isticmaalka lacagta dalka

May 13, 2026
blank
Wararkii u Danbeeyay

Adeegsiga AI oo beeraley Baydhabo ka caawiyay inay soo saaraan dakhli beddelay noloshooda

May 11, 2026
Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay

May 9, 2026
blank
Cunto-Yaraanta

Daad burburiyay gododka cusbada laga qodo oo saameeyay xoogsatada gobolka Afdheer

May 8, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Haween shaqooyin adag ka qabta Muqdisho oo maareeyay nolosha qoysaskooda

May 6, 2026
Next Post
Qaar ka mid ah dadka Burco oo cuntada deeqda ah la qaata barakacayaasha

Cadaado: Goobaha ganacsiga oo joojiyay deymaha ay siin jireen xoolo dhaqatada

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 15-MAY-2026

IDAACADDA 15-MAY-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 15-MAY-2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-MAY-2026
May 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-MAY-2025
May 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-MAY-2026
May 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-MAY-2026
May 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-MAY-2026
May 11, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo