Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Webiga Shabeelle oo ku fatahay 43 tuulo ka tirsan golbolka Shabeellada-Dhexe

Radio Ergo by Radio Ergo
November 6, 2019
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga, Wararkii u Danbeeyay
0
SWALIM oo ka digaysa fatahaado ka dhaca gobollada labada Shabelle

Kaydka sawirrada/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

(ERGO) – Kun qoys oo ku nool deegaanks Buurguule oo magaalada Mahadaay oo 6km galbeegka uga began ayaa la daalaandhacayo daruuf nolaleed kaddib markii uu Webiga Shabeelle ku fatahay deegaankaas.

Guddoomiyaha tuulada Buurfuule Cabdulaahi Yuusuf Xuseen ayaa Raadiyow u sheegay in ilaa  200 oo qoys ay dulsaar ku yihiin qoysas ku nool dhanka galbeed ee tuulada.

“Muddo 20 cisho ayay biyo halkan ku jiraan, beerahii waa ay  baaba’een, bakaarihii ay badarka ku keeydsadeen 9beeralayda) biyahii ayaa xaaqay,” ayuu yiri Cabdulaahi.

Qaar  ka mid ah Beeraleeyda oo la hadlay Raadiyow Ergo ayaa sheegaya in iyada oo aan loo diyaar loo ahayn uu webigu ku fatahay tuulada, sidaasna uu qasaaro lixaad leh gaarsiiyay dadka tuulada. Madiino Daa’uud Nuur ayaa ka mid ah dadka guryahooda ka barakacay ee dulsaarka ku ah qeybta kale ee tuulada.  Madiina waxaa ay la soo carartay siddeed carruur ah oo ay dhashay iyo  aabahoodna oo xanuunsan.

“Afar qol oo jiinqad ah ayay biyaha ku jiraan, habeen iyo maalin biyaha way iska socdaan wabiga ayaan saarannahay, 15 tilaabo ayaan u jirnaa, carruurta raar geedo ah ayaan sariir looga sameeyay, meel aan u shaqo tagno ma naqaan, Buurane iyo Mahadaay ayaa dadka wiilashooda waaweyn yihiin ay u shaqao taqaan, anaga guryaha dushooda ayaan malaay ka soo dabanaa, si carruurta loogu nooleeyo, go’doon ayaan ku jirna,” ayay tiri Madiino. Madiino ayaa sheegtay in ay kjasaartay dalag ay ku abuurtay beer hal higtar.

Dalagyada ay beeraysay waxaa ka mid ahaa galay, sisin, bocor iyo yaanyo, kuwaa oo qarash ahaan ugu fadhiyay $50. Tuulooyinka kale ee ay saameeyeen biyaha waxaa ka mid ah Xudur-ciise, Shiidlo bari, Kulmisweyne, Bayaxaaw, Baardheere, Tuugaaray, Farbaraki, Boodaale, Jameeco, Daymo-same, Xaanoolay, Sanloow, Dhagaxoow  iyo Kulmis-yarrow.

Webiga ayaa waxaa uu baabi’iyay beero ku yaalla 43 tuulo oo ka tirsan gobolka Shabeellada dhexe, sida uu sheegaay gudoomiyaha gobalka Shabeelaha-Dhexe, Axmed Meyre Makaaraan

Gudoomiyaha ayaa sheegey in ay tuulooyin badan oo ka tirsan gobalka ay biyuhu ku godoonsan yihiin. Guddoomiyaha ayaa walaac ka muujiyay in uu hakad ku yimaado isu-socodka magaalooyinka Jowhar iyo Muqdisho.

”Dadka dhulbeereedkii waa ka go’ay, biyihii ayay ku dhexjiraan, si dhib leh ayay ku maraan,  qaarkood waxay sameysteen fuustooyinka biyaha lagu shubto ee caaga ayey doomo ka sameysteen ay alwaax dhinacyada kaga xiraan oo ay ku gudbaan,” ayuu yiri guddoomiyaha.

Gudoomiyaha ayaa intaas ku daray in ay wadaan gurmadka tabarucaadka oo dadka ku waxyeeloobay magaalada Baladweyne  ee gobalka hiiraan wax loogu kala qabanaayo.

Previous Post

Puntland oo mamnuucday foostooyinka caagga ka samaysan

Next Post

Kumannaan arday oo ku waxbarasho beelay fatahaadda Baladweyne

Related Posts

Qiimo kororka shidaalka iyo canshuur dheeri ah oo nolol xumo galiyay danyarta Hargeysa
Cunto-Yaraanta

Qiimo kororka shidaalka iyo canshuur dheeri ah oo nolol xumo galiyay danyarta Hargeysa

September 1, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 27, 2026
Hargaysa: Nolol xumo ka dhalatay shaqo joojin lagu sameeyay dad ku tiirsanaa sarifka lacagaha
Cunto-Yaraanta

Hargaysa: Nolol xumo ka dhalatay shaqo joojin lagu sameeyay dad ku tiirsanaa sarifka lacagaha

August 25, 2026
Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda

August 24, 2026
Kulaylka cimilada iyo biyo yari isbiirsaday oo nolol adag galiyay reer-guuraaga Galgaduud
Beeraha Iyo Xoolaha

Kulaylka cimilada iyo biyo yari isbiirsaday oo nolol adag galiyay reer-guuraaga Galgaduud

August 21, 2026
Next Post
blank

Kumannaan arday oo ku waxbarasho beelay fatahaadda Baladweyne

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 02-SEP-2026

IDAACADDA 02-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 02-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 02-SEP-2026
September 2, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 01-SEP-2026
September 1, 2026
Episode play icon
IDAACADDA MAANTA 31-AUG-2026
August 31, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 30-AUG-2026
August 30, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 29-AUG-2026
August 29, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo