Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku barakacay fatahaadda webiga Shabeelle oo gargaar la gaarsiiyay

Radio Ergo by Radio Ergo
November 21, 2019
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga, Wararkii u Danbeeyay
0
Qoysas ku barakacay fatahaadda webiga Shabeelle oo gargaar la gaarsiiyay

Wasiirka arrimaha gudaha ee Hirshabeelle, Axmed Cali caadle iyo saraakiil kale oo ka qayb-qaadanaayo gurmad la gaarsiiyay dad barakacay/Maryan Sheekh Cabdi/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

(ERGO) – Cabduqaadir Axmed Xasan ayaa ka mid noqday boqollaal ku barakacay fatahaadda Webiga Shabeelle, oo la gaarsiiyay gargaar labadii toddobaad ee u dambeeyay. Qoyska Cabduqaadir oo ka kooban lix ruux ayaa ka soo barakacay Mareerray oo Mahaddaay u jirta 6km dhanka galbeed.

Cabduqaadir oo hadda ku nool meel tuuladii u jirta 3 km ayaa waxaa talaadadii la soo dhaafay la siiyay $50 oo uu ku maareeyo nolasha qoyskiisa. Deeqdan  ayaa ka timid  xafiiska guddiga qaran ee gurmadka fatahaadaha ee dowladda federaalka ah, wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha ee federaalka iyo madasha ay ku midoobeen xisbiyada qaran. Cabduqaadir ayaa Raadiyow Ergo u sheegay in lacagtu ka caawisay in uu carruurtiisa u soo iibsho raashiin, darimmo, iyo marakinaayooyin.

“Aad iyo aad ayay wax iigu tartay, masha Allah way dadaaleen dadka soo dhiibay deeqda sii wada ayaan leennahay, waxna soo gaaro shalay ayaa noogu horreysay dhibaatadii aan ku jirnay waan ka baxnay,” ayuu yiri Cabduqaadir

Qoyska Cabduqaadir wuxuu dulsaar ku yahay guri uu leeyahay adeerkii oo ku yaalla dhul taag ah. Muumino Axmed Qaasin oo deggan tuulada Shiidlo-bari waxay ka mid tahay dadka ay fatahaaduhu barakiciyeen ee deeqda la siiyay. Muumino iyo carruurteeda muddo labo bil ah kuma aysan hoyan gurigeeda oo ahaa saddex muddul iyo daash oo biyaha fatahaadda ay burburiyeen.

“Waxaan helnay teendho, bacweyn, sasanyeeri,  laba digsi qaado, waan ka mahadinay,” ayey tiri Muumino.

Previous Post

Wasaaradda waxbarashada Somaliland oo dib u howlgelisay 80 dugsi

Next Post

Baardheere: Boqollaal qoys oo ku barakacay roobab daadad watay

Related Posts

Beeraley ku nool Galgaduud oo wajahaya nolol xumo markii gubay beero ay ku tiirsanaayeen
Beeraha Iyo Xoolaha

Beeraley ku nool Galgaduud oo wajahaya nolol xumo markii gubay beero ay ku tiirsanaayeen

June 2, 2026
Mudug: Rag wadaaga fursadaha shaqo ee laga heli karo oo nolosha qoysaskooda ku filnaaday
Wararkii u Danbeeyay

Mudug: Rag wadaaga fursadaha shaqo ee laga heli karo oo nolosha qoysaskooda ku filnaaday

May 30, 2026
blank
Cunto-Yaraanta

Qoysaska macalimiin shaqo la’aan noqday oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

May 22, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhadhaab: Dhallinyaro qaxooti ah oo hirgaliyay ganacsiyo beddelay noloshooda

May 20, 2026
Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar

May 18, 2026
blank
Wararkii u Danbeeyay

Burbur ganacsi iyo nolol xumo ka dhashay hakad ku yimid isticmaalka lacagta dalka

May 16, 2026
Next Post
Baardheere: Boqollaal qoys oo ku barakacay roobab daadad watay

Baardheere: Boqollaal qoys oo ku barakacay roobab daadad watay

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 02-JUN-2026

IDAACADDA 02-JUN-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 02-JUN-2026
Episode play icon
IDAACADDA 02-JUN-2026
June 2, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 01-JUN-2026
June 1, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 31-MAY-2026
May 31, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 30-MAY-2026
May 30, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 29-MAY-2026
May 29, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo