Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

Mudug: Qoysas ka faa’iideysanaya ceel laga qoday Tuulada Farxaan

Radio Ergo by Radio Ergo
November 15, 2019
in Arrimaha Bulshada, Wararkii u Danbeeyay
0
Ceelwaaq: Ceel laga qoday tuulo oomane aheyd

Kaydka sawirrada/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

(ERGO) – Kiin Jaamac Warsame waxaa ay muddo bil ku dhaw ay ka raysatay welwel ka haystay helitaanka biyo kaddib markii Tuulada Farxaan oo ay ku nooshahay laga hirgeliyay ceel biyood 20kii bishii Oktoobar.

Tuulada Farxaan waxaa ku nool in ka badan 150 Qoys ayaa magaalada Xarfo oo u jirta 15 Km dhanka Koonfureed. Ku dhawaad seddex-meelood-meel qoysaska tuulada ayaa ah kuwa ay soo barakiciyeen abaarahii ku dhuftay dalka. Waxay Raadiyow Ergo u sheegtay in 150 Neef oo ari ah ay ku weysay abaarihii la soo dhaafay.

“Deegannada sidii abaaraha uga dhaceen, berkadihii biyo ma gelin, dadka berkadaha biyaha ku shubta ayuun baad ka baryeysay, haddase dhibkaas waan ka baxnay” ayay Tiri Kiin.

Sida ay dadka sheegayaan, deegaankaan weli kama da’in roobabkii dayrta. Kiin ayaa Raadiyow Ergo u sheegtay in caagga biyaha ah ay ku iibsan jireen 9,000 shilin Somali ah.

“Biyo cagaaran oo aan la cabi karin, baraagtu waa weel, weelna hadii biyaha ka dhamaadaan la guma xisaab tamo. Hadda biyaha aan helnay dhulkay ka soo baxaan waa matoor solar ah,” ayay tiri Kiin oo intaas raacisay in dhibta kaliya ee hadda haysata ay tahay ceelka biyaha oo gurigeeda ka fog.

Waxaa sidoo kale soo dhaweeyay ceelka la hirgeliyay Yaasiin Maxamuud Axmed oo xoolo ku dhaqda meel seddex km u jirta tuulada.

“Gacanteen ayaan kaga soo dhaansanaa, xoolahana waan ka waraabsanaa, waana bilaash, horay berkado ay dad leeyihiin oo lacag ah Ayaan ku tiirsanayn,” ayuu yiri Yaasiin oo intaas ku daray in marka ya biyaha ka dhamaadaan biyaha ay dadka deegaanka ay lacag iska aruurin jireen taa oo ay ku iibsan jireen booyado biyo ah. Halki booyad ee 50 qaad ah ayaa waxay deegaankan ku imaan jirtay lacag $70 ah.

Gudoomiyaha tuulada Farxaan Sahro Macalin Maxamed ayaa Raadiyow Ergo u sheegtay in goobta uu ceelka ka qodan yahay ay sahmiyeen injineeradii ceelka dhisayay.Waxaa hirgeliyay ceelka hay’ad maxaligaa ah oo lagu magacaabo Zamzam Foundation.

Previous Post

Cudurka shuban biyoodka oo soo ritay in ka badan 50 qof tuulada Saddex-higlo

Next Post

Fatahaado kale oo laga cabsi qabo in ay ku dhuftaan Baladweyne

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Ragga biraha tuma oo ka cabanaya nolol xumo, dayac iyo faquuq ka saaray suuqa shaqada

October 6, 2026
Sanaag: Nolol xumo ka dhalatay dab baabi’iyay tuulada Milxo
Cunto-Yaraanta

Dab qasaare gaystay oo saamayn ku yeeshay boqollaal qoys oo ku nool Hargaysa

October 2, 2026
Qasaare ka dhashay roob dabeyl watay oo saamayn ku yeeshay danyar oo ku nool Bari
Wararkii u Danbeeyay

Qasaare ka dhashay roob dabeyl watay oo saamayn ku yeeshay danyar oo ku nool Bari

October 1, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Roob la’aan qalajisay beeraha oo barakicisay 300 qoys oo maciin biday Afgooye

September 30, 2026
blank
Cunto-Yaraanta

Afar boqol oo macalin oo shaqo la’aan noqday, markii ay xirmeen iskuullo ku yaalla Garowe

September 25, 2026
Adado mechanic gears up displaced youth for jobs in vehicle repair and solar tech
Wararkii u Danbeeyay

Dhalinyaro la baray xirfaddo ay ku maareeyaan nolosha qoysaskooda oo barakac ku ah Cadaado

September 24, 2026
Next Post
Fatahaado kale oo laga cabsi qabo in ay ku dhuftaan Baladweyne

Fatahaado kale oo laga cabsi qabo in ay ku dhuftaan Baladweyne

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 07-OCT-2026

IDAACADDA 07-OCT-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 07-OCT-2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-OCT-2026
October 7, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-OCT-2026
October 6, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 05-OCT-2026
October 5, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 04-OCT-2026
October 4, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 03-OCT-2026
October 3, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo