Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

Fatahaado kale oo laga cabsi qabo in ay ku dhuftaan Baladweyne

Radio Ergo by Radio Ergo
November 15, 2019
in Arrimaha Bulshada, Barakacayaasha iyo Qaxootiga, Wararkii u Danbeeyay
0
Fatahaado kale oo laga cabsi qabo in ay ku dhuftaan Baladweyne

Kaydka sawirrada/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

(ERGO) – Waxaa walaac xooggan laga muujinaayaa in mar kale ay fatahaado ku dhuftaan magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, iyadoo boqollaal dadkii ka soo barakacay fatahaaddii ku dhufatay dhowr xaafaddood oo ka tirsan magaalada ay weli ku sugan yihiin duleedka magaaladaas.

Webiga Shabeelle ayaa bishii la soo dhaafay ku fatahay qaybo badan oo ka tirsan magaalaada oo ay ka mid yihiin xaafadda 4aad iyo garoonka dayuuradaha ee magaaladaas. Dowladda Soomaaliya oo kaashanaysa hay’addaha gargaarka iyo dadka shacabka ah ee ku nool gobollada kala duwan ee dalka ayaa gargaar gaarsiisay magaalada.

Marka laga soo tago in gurmad xooggan uu soo gaaraayo magaalada ayaa haddana waxaa jiro isbarbaryaac ah in gurmadka la keenay intii badan uu isku mid yahay, sidaa uu Raadiyow Ergo u sheegay Cabdulaahi Nuur Cusmaan, oo ah madaxa Hay’adda gargaarka ee Hormuud foundation.

“Tirada rasmiga ah ee dadka barakacayna la ma haayo, samafalka dadka la soo gaarsiinayana intiisa badan waa hal nooc, wuxuuna u badan yahay raashin iyo daawooyin,” ayuu yiri Cabdulaahi.

Sarkaalkan ayaa sheegay in weli cabsi laga qabo in ay da’aan roobab kale oo daadad wata oo barakicin kara qoysas kale. Cabdulaahi ayaa sheegay in weli xaafaddaha qaar ay go’doon yihiin, iyadoo ay biyuhu xadideen isu socodka dadka iyo gaadiidka.

“Dadku wali ma soo noqonin, gargaar xoogan ayaa dadka la soo gaarsiiyay, intiisa badanna ka imaanayay dadka Soomaaliyeed balse waxaa jirtay isku xirnaan la’aan iyo is barbar yaac. Waxaa jirta tuulooyin badan oo laga barakacay oo walina aysan jirin wax gargaar ah oo gaaray,” ayuu yiri Cabdulaahi.

Previous Post

Mudug: Qoysas ka faa’iideysanaya ceel laga qoday Tuulada Farxaan

Next Post

IDAACADDA MAANTA SABTI 16-NOV-2019

Related Posts

Dhallinyaro Hargaysa ka hirgaliyay waxbarasho dadka loogu geeyo guryahooda
Wararkii u Danbeeyay

Dhallinyaro Hargaysa ka hirgaliyay waxbarasho dadka loogu geeyo guryahooda

August 14, 2026
blank
Wararkii u Danbeeyay

Carruur nafaqo celin loogu sameeyay Muqdisho markii ay taageereen ganacsato Somali ah

August 13, 2026
Qoysas danyar ah oo soo kabasho ganacsi ka helay waddo cusub oo laga dhisay Badhan
Wararkii u Danbeeyay

Qoysas danyar ah oo soo kabasho ganacsi ka helay waddo cusub oo laga dhisay Badhan

August 12, 2026
Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo

August 10, 2026
Somalia news, Latest news, Drought, Somali news, Mogadishu live news
Beeraha Iyo Xoolaha

Xoolo-dhaqato ku wajahaya Somaliland cunno xumo, go’doon iyo roob la’aan

August 7, 2026
Mandheera: Qoysas ka soo kaban waayay fatahaad baabi’isay beerahooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni

August 6, 2026
Next Post

IDAACADDA MAANTA SABTI 16-NOV-2019

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 15-AUG-2026

IDAACADDA 15-AUG-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 15-AUG-2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-AUG-2026
August 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-AUG-2026
August 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13 AUG-2026
August 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-AUG-2026
August 12, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-AUG-2026
August 11, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo